Saynisyahanno Jarmal ah oo Helay Farsamo Wax Ku Ool ah oo Lagula Dagaalamo Cudurka...

  Saynisyahanno Jarmal ah oo horumariyay waddo lagu soo saaray daawo hadda lagula dagaalamo duumada dhowr sanno ka hor, ayaa soo saaray farsamo aad u...

“Haddii uu Jiri Lahaa Macallin Sida Hubka Loo Adeegsado Yaqaanna Weerarka Wuu Soo Afmeeri...

  Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa tilmaamay in macallimiinta oo la hubeeyaa ay garab ka geysan karto ka hortagga weerarro uu dhiig badani ku daato...

W.Waxbarashada Galmudug oo Qorshayneysa in Dugsiyada Hoose/dhexe Wax Lagu Barto Luqadda Soomaaliga

  Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Galmudug, Burhaan Warsame Cigaal, oo ka qeybgalay munaasabad magaalada Gaalkacyo ka dhacday oo lagu xusayay maalinta Afka Hooyo ee...

Wax Ka Ogow.. Sababta Loogu Dabaaldago Maalinta Caalamiga ah ee “Luqadda Hooyo”

  Sanad kasta maanta oo kale marka la gaaro February 21, waxaa loo dabaaldagaa maalinta caalamiga ah ee Luqadda Hooyo, waxayna ku beegan tahay maalintii...

Caafimaadka

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu...

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Wacyigelin

Muuqaallo

Teknoolajiyad

Arrimaha Bulshada

Cululmo-awdiinka Sucuudiga oo Ku Kala Aragti Duwanaaday “Fatwo” Ku Saabsan Booqashada Dumarka ee Qubuuraha

  Dalka Sucuudiga ayaa waxaa aad looga doodayaa "Fatwo" uu soo saaray daaciga la yiraahdo Issa Alghaith oo sheegay in dumarka ay u bannaan tahay...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...

“Facebook” oo Malaayiin Dhalinyaro ah Ay Ka Guurayaan Sanadka 2018

  Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa sheegaysa in barta bulshadu ee "Facebook" sanadka 2018 ay lumin doonto malaayiin da'yar ah oo barta ku xiran,...

Faahfaahin Cusub oo Laga Helayo Kuraygii Xasuuqa Ka Geystay Iskuulka Florida

Wargeysyada kasoo baxa gudaha dalka Mareykanka ayaa Sabtidii Febraayo 17, 2018, sheegtay in da'yarkan loo haysto dilka 17 qof oo rasaas ku dhintay dugsi...

Mataankiisa ayuu Qoorta u Geliyay Dambi 16 sano oo Xabsi ah.. Sheeko Layaab Badan...

  Booliska Peru ayaa gacanta ku dhigay maxbuus mataankiisa oo booqasho ugu yimid suuxiyay, booskiisa u bedelay kadibna baxsaday. Sida ay qortay jariidada "The Times" Jimcihii...

Albaabkii Ayaa u Furmay Iyagoo Hawada Ku Jira.. Sidey Ku Badbaadeen Rakaabkii Diyaaradda “Dana”...

  Rakaabkii saarnaa diyaarad Nigeria laga leeyahay ayaa xaalad aragagax leh ay soo martay kadib markii diyaaraddii ay saarnaayeen oo hawada ku jirtaa albaabkii uu...

Muftiga Tunisia: In loo Dabaaldago Maalinta Jacaylka Adduunka Waa Banaan Tahay

  Muftiga Jamhuuriyadda Tunisia Sheekh Cusmaan Badiikh ayaa Talaadadii February 13, 2018. sheegay inaaney jirin wax mamnuucaya in loo dabaaldago "Maalinta jacaylka adduunka", waxa uu...

Dalka Belgium oo Laga Doodayo In Luqadda Carabigu Noqoto Luqadda Waxbarashada!

Waxaa dood badani ka socotaa dalka Belgium, kadib markii wasiirka maaliyadda dalkaasi uu ku baaqay in iskuulaadka dowladda lagu dhigo luqadda Carabiga. Andre Flahaut ayaa...

Jaamacadaha

English News