Aadanaha oo Laga Cabsanayo in Habka Dabiiciga Ah Mid Ka Duwan Tarankiisa Loo Maro

Dhakhaatiir u dhashay dalka Shiinaha ayaa hab Cloning ah ku dhaliyay labo daanyeer oo mataano ah, habkan ayaa ka duwan kii dabiici ahaa ee taranka xayaanka naasooleyda ah, waa mid teknoolajiyad bilow illaa dhamaad loo adeegsanayo.

Hadaba, kaga bogo muuqaalka habkan cusub iyo waxa uu ku soo kordhin karo nolosha aadanaha, ulajeedadiisu maxay tahay?

 

Maandeeq FM