4 Talo oo Google Kuu Soo Gudbinayo Si aad u Ilaashato Ammaanka Barahaaga

Google ayaa bixineysa talooyinka ku aaddan ilaalinta macluumaadkaaga gaar ah, markaad isticmaaleyso Gmail, YouTube ama aad internet-ka booqaneyso.

4 Talo oo Google kuu soo Gudbineyso Si aad u ilaashato khusuusiyaadkaaga gaarka ah

  1. Security Check-up (Hibin guud)

Waxaa lagaa rabaa waa inaad labo daqiiqo oo qura wakhtigaga siiso, booqo “g.co/security checkup”, halkaa waxaad ka helaysaa faahfaahin dhameystiran, waxaa lagaa rabaa inaad raacdo si aammaanka barahaaga aad u xoojiso.

  1. Digniinta automatic ah

Xeeladaysiga iyo dabinnada ay maleegaan tuugada internet-ka iyo websites-ka khatarta ah Google digniin degdeg ah ayuu kuu soo dirayaa markaa ha dhayalsan.

3. Aqoonsiga laba-geesoodka ah

Xisaabtaada Google kaaga furan ku ilaasho aqoonsiga labo-geesoodka ah; si aad ammaan uga dhigto Gmail-kaaga gaarka ah,  password-ka waxaad ka helaysaa marka hore oo laguugu soo dirayaa mobile ka, si aad markaa ka dib u furato bartaada.

  1. Lasoo degista App-ka aad daneynayso

Haddii aad isticmaasho nidaamka Android apps-ka waxaad kala soo degi kartaa Google Play, halka aad sidoo kale isticmaali karto website-kan “android.com/find”, oo waxyaabo badan kuu sahlay.

Maandeeq FM