“Facebook” oo Malaayiin Dhalinyaro ah Ay Ka Guurayaan Sanadka 2018

  Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa sheegaysa in barta bulshadu ee "Facebook" sanadka 2018 ay lumin doonto malaayiin da'yar ah oo barta ku xiran,...

Faahfaahin Cusub oo Laga Helayo Kuraygii Xasuuqa Ka Geystay Iskuulka Florida

Wargeysyada kasoo baxa gudaha dalka Mareykanka ayaa Sabtidii Febraayo 17, 2018, sheegtay in da'yarkan loo haysto dilka 17 qof oo rasaas ku dhintay dugsi...

Mataankiisa ayuu Qoorta u Geliyay Dambi 16 sano oo Xabsi ah.. Sheeko Layaab Badan...

  Booliska Peru ayaa gacanta ku dhigay maxbuus mataankiisa oo booqasho ugu yimid suuxiyay, booskiisa u bedelay kadibna baxsaday. Sida ay qortay jariidada "The Times" Jimcihii...

Albaabkii Ayaa u Furmay Iyagoo Hawada Ku Jira.. Sidey Ku Badbaadeen Rakaabkii Diyaaradda “Dana”...

  Rakaabkii saarnaa diyaarad Nigeria laga leeyahay ayaa xaalad aragagax leh ay soo martay kadib markii diyaaraddii ay saarnaayeen oo hawada ku jirtaa albaabkii uu...

Muftiga Tunisia: In loo Dabaaldago Maalinta Jacaylka Adduunka Waa Banaan Tahay

  Muftiga Jamhuuriyadda Tunisia Sheekh Cusmaan Badiikh ayaa Talaadadii February 13, 2018. sheegay inaaney jirin wax mamnuucaya in loo dabaaldago "Maalinta jacaylka adduunka", waxa uu...

Dalka Belgium oo Laga Doodayo In Luqadda Carabigu Noqoto Luqadda Waxbarashada!

Waxaa dood badani ka socotaa dalka Belgium, kadib markii wasiirka maaliyadda dalkaasi uu ku baaqay in iskuulaadka dowladda lagu dhigo luqadda Carabiga. Andre Flahaut ayaa...

Cilmibaarayaal Helay Sabab Cusub oo Dadku Dambiyada u Galaan

Cilmibaarayaal Mareykan ah ayaa sabab cusub kusoo kordhiyay sare uka dambiyada adduunka waxyaabaha dhaliya, sababtan ay soo kordhiyeen ayaa ka duwan kuwii horey loo...

Nin Ruush ah oo Lacago Farabadan Kaga Qaatay CIA Siro uu Ka Hayo Madaxweyne...

Warbixin ay soo saartay jariidada "New York Times" ayaa daaha ka rogtay in wakaaladda sirdoonka Mareykanka ee CIA ay bixisay lacago baad ah oo...

War Farxad u Leh Dadka Bisadaha Jecel oo Khubarada Sayniska Ay Sheegeen

Saynisyahanno Swiss ah ayaa qirtay in bisaduhu ka wanaagsan yihiin eyda, halka labadaa xayawaan ee dad joogta ah ay si togan u saameeyaan xaaladda...

Ninka Ugu Taajirsan Shiinaha: Lacagtu Sareedada Nolosha Ma Keento!

Maamulaha guud ahna aasaasaha shirkadda Alibaba oo ah ninka ugu taajirsan Shiinaha ayaa sheegay inuu ka farxad badnaa xilligan markii aanuu wax hanti ah...

Stay connected

0FansLike
65,628FollowersFollow
4,974SubscribersSubscribe

Latest article

Ogow Sababta Ay Waajibka u Tahay in La Mayro “Dharka Cusub” Inta aan La...

  Way adag tahay inaad iska caabiso xirashada dhar cusub oo aad imika un soo iibsatay, laakiin dhakhaatiirta cuduradda maqaarku waxay inoo sheegayaan khatarta ay...

Saynisyahanno Jarmal ah oo Helay Farsamo Wax Ku Ool ah oo Lagula Dagaalamo Cudurka...

  Saynisyahanno Jarmal ah oo horumariyay waddo lagu soo saaray daawo hadda lagula dagaalamo duumada dhowr sanno ka hor, ayaa soo saaray farsamo aad u...

“Haddii uu Jiri Lahaa Macallin Sida Hubka Loo Adeegsado Yaqaanna Weerarka Wuu Soo Afmeeri...

  Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa tilmaamay in macallimiinta oo la hubeeyaa ay garab ka geysan karto ka hortagga weerarro uu dhiig badani ku daato...