Robot Saadaalinaya Natiijada Koobka Qaaradaha Adduunka ee 2017 (Muuqaal)

Robot la yiraahdo Baxter robot ayaa sanadkan saadaalinaya natiijada ciyaaraha koobka Qaaradaha Adduunka ee shalay ka bilowda ka Ruushka. Duqa magaalada Moscow ayaa boggiisa rasmiga...

Talooyin Muhiim ah oo Ku Saabsan Maalmaha Imtixaanka

Ardayda intooda badan waxay dareemaan daal aad u badan  walwal iyo baqdin ay ka qabaan imtixaanka iyo waxa ay kala kulmidoono, sidaa darteed, waa...

Midowga Yurub oo Adeegga Internetka oo Lacag La’aan ah Ka Hirgelinaya 8 Kun oo...

Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay iney gaareen heshiis siyaasadeed oo rasmi ah kaas oo ah qorshe la magacbaxay WiFiEU oo Internet bilaasha ah  looga...

Forbes…5 Maalqabeen ee Soomaalida Ugu Taajirsan

Somaliya oo loo aqoonsan yahay iney tahay dal fashilamy oo ku yaalla bariga Afrika, ayaa waxa uu leeyahay deegaan siyaasadeed oo aad u adag...

Muuqaal: Ilmayar oo Saddex Jir ah oo Mas Weyn La Socda!

In badan oo inaga mid ah way ka baqaan abeesada iyo maska marka ay maqlaan, xitaa haddii ay yar yahay, waa sidee xaaladdu marka...

Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Ka Hadlay Tirada Ardayda Uga Qeybgaleysa Imtixaanka Mideysan ee Dugsiyada...

Wasiirka waasaaradda Waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Maandeeq Fm ayaa sheegay in ku dhawaan 1000 arday ay uga qeybgalayaan imtixaanka...

Daraasad: Jacaylka Waa Lagu Cayilaa!

Ra'yi uruurin ay sameysay jamciyad ka dhisan dalka Spain ee daraasaadka cayilka ee la yiraahdo "SEEDO" oo ay ka qeybgaleen 2300 qof oo rag...

Boolika Japan oo Ganata Ku Dhigay Tuug “Ninja” ah oo 74sano Jir ah

Booliska Japan ayaa waxaa u suurtagalay iney qabtaan nin 74 jir ah oo xirnaa dharka madow wajigiisana ku qarinayay maskaro, darbiyadana u korayay sida...

Muwaadin Polish ah oo Faras Dushii Safar Dhanka Dhulka ah Ugu Socdaalay Magaaladda Makka!!

Muwaadin Polish ah oo dalkiisa kasoo dhaqaaqay 9 bilood ka hor safarna ku soo maray dalka Turkiga isagoo faraskiisa saaray, ayaa u jihaysta dhanka...

Bill Clinton iyo James Patterson oo si Wadajir ah u Qoray Buug Cusub oo...

Bill Clinton iyo qoraaga caanka ah ee reer Mareykana James Patterson ayaa si wadajir ah u qoraya buug cusub oo ku Saabsan Nolosha Guriga...

Stay connected

0FansLike
65,600FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...