Miyay Baxaan Timaha iyo Ciddiyuhu Marka uu Qofku Geeriyoodo Kadib?

Iyadoo aan ognahay in dhimashadu ay ka mid tahay hal-xiraalayaasha nolosheenna ku xeeran, cid kastaana ay ogyahay iney maalin un dhadhamineyso, waa xaqiiqda kaliya...

Nadaafadda Guriga oo Dhibaato Ku Ah Dumarka Si u Dhiganta Qof Caba 20 Xabbo...

  Daraasad cilmiyeed dhawaan soo baxday oo ay sameeyeen cilmibaarayaal Mareykan ah ayaa lagu ogaaday in nadaafadda guriga ay saameyn taban ku yeelato sambabaha dumarka, ...

“WHO” oo Ka Digeysa Qalliinka Hooyada Lagula Degdego Xilliga Dhalmada

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digtay qalliinka lagula degdego hooyada xilliga dhalmada, waxayna ku talineysaa in foosha la siiyo wakhti dheeraad ah...

Ka Digtoonow Khatarta Ay Hurdadu Yeelan Karto!

Cimibaaris laga sameeyay akaademiyada "Hurdada" Mareykanka "American Academy of Sleep Medicine (AASM)" ayaa lagu ogaaday in hurada baahida qofka ka dheeraadka ah ay jirka gaarsiiso dhibaato...

Waxwalba oo Aad Uga Baahan Tahay “Biyaha Cad” ee Isha Wiilkeeda Ku Dhasha

Dhibaatooyin farabadan ayaa indhaha soo waajaha, "Biyaha Cad" ee Cataract loo yaqaanno ayaa ka mid ah oo dadka waayeelka ah ku badan, biyahan mushkilado...

6 Calaamadood oo Digniin u ah in Cillad Dhanka Beerka Ah Ay Jirto

Beerku waa xubin muhiim ah oo ka tirsan jirka aadanaha ah, sunta ayuu jirka dibaddiisa u  saaraa, waxaanuu ku yaalla qeybta midig ee xigta...

Sideed Uga Fogaan Kartaa Geerida Degdegga ah Xilliga Hore Noloshaada?

Khubaro dhanka caafimaadka ku takhasusay oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa tilmaamay habka looga fogaan karo geerida degdegga ah ee uu sababo blood pressure-ka...

Isticmaalka Erayada Ingiriiska ah ee Kaa Soo Dhexgala Hadalka Waxa Ay Noqon Kartaa Cudur

Ma caadaysatay in luqadda Inglishku ay soo raacdo wadasheekaysiga aad saaxiibadaa la leedahay? Arrintaasi si lama filaan ah ma u dhacdaa iyo adigoon u...

Daraasad 10 sano Qaadatay oo Lagu Baaray Xiriirka Kansarka iyo Shucaaca Mobile-ka ka Dhexeeya

Warbixin ay soo saareen cilmibaarayaal Mareykan ah oo u kuurgalay khataraha caafimaad ee suurtogal ah ee mobile-ka gacantu leeyahay, ayaa waxay ogaadeen in labka...

Faa’iidooyinka Caafimaad ee Laga Helo Daangada

Dadbadan waxay aaminsan yihiin in daangada(Saloolka) lagu nusasaaceeyo xilliga nasashada iyo marka telefishinka la daawanayo, waaxse ka maqan faa'iidooyinka caafimaad ee ay leedahay, gaar...

Stay connected

0FansLike
65,628FollowersFollow
4,974SubscribersSubscribe

Latest article

Ogow Sababta Ay Waajibka u Tahay in La Mayro “Dharka Cusub” Inta aan La...

  Way adag tahay inaad iska caabiso xirashada dhar cusub oo aad imika un soo iibsatay, laakiin dhakhaatiirta cuduradda maqaarku waxay inoo sheegayaan khatarta ay...

Saynisyahanno Jarmal ah oo Helay Farsamo Wax Ku Ool ah oo Lagula Dagaalamo Cudurka...

  Saynisyahanno Jarmal ah oo horumariyay waddo lagu soo saaray daawo hadda lagula dagaalamo duumada dhowr sanno ka hor, ayaa soo saaray farsamo aad u...

“Haddii uu Jiri Lahaa Macallin Sida Hubka Loo Adeegsado Yaqaanna Weerarka Wuu Soo Afmeeri...

  Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa tilmaamay in macallimiinta oo la hubeeyaa ay garab ka geysan karto ka hortagga weerarro uu dhiig badani ku daato...