6 Calaamadood oo Digniin u ah in Cillad Dhanka Beerka Ah Ay Jirto

Beerku waa xubin muhiim ah oo ka tirsan jirka aadanaha ah, sunta ayuu jirka dibaddiisa u  saaraa, waxaanuu ku yaalla qeybta midig ee xigta...

Ka Digtoonow Khatarta Ay Hurdadu Yeelan Karto!

Cimibaaris laga sameeyay akaademiyada "Hurdada" Mareykanka "American Academy of Sleep Medicine (AASM)" ayaa lagu ogaaday in hurada baahida qofka ka dheeraadka ah ay jirka gaarsiiso dhibaato...

Waxwalba oo Aad Uga Baahan Tahay “Biyaha Cad” ee Isha Wiilkeeda Ku Dhasha

Dhibaatooyin farabadan ayaa indhaha soo waajaha, "Biyaha Cad" ee Cataract loo yaqaanno ayaa ka mid ah oo dadka waayeelka ah ku badan, biyahan mushkilado...

Nadaafadda Guriga oo Dhibaato Ku Ah Dumarka Si u Dhiganta Qof Caba 20 Xabbo...

  Daraasad cilmiyeed dhawaan soo baxday oo ay sameeyeen cilmibaarayaal Mareykan ah ayaa lagu ogaaday in nadaafadda guriga ay saameyn taban ku yeelato sambabaha dumarka, ...

“WHO” oo Ka Digeysa Qalliinka Hooyada Lagula Degdego Xilliga Dhalmada

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digtay qalliinka lagula degdego hooyada xilliga dhalmada, waxayna ku talineysaa in foosha la siiyo wakhti dheeraad ah...

Miyay Baxaan Timaha iyo Ciddiyuhu Marka uu Qofku Geeriyoodo Kadib?

Iyadoo aan ognahay in dhimashadu ay ka mid tahay hal-xiraalayaasha nolosheenna ku xeeran, cid kastaana ay ogyahay iney maalin un dhadhamineyso, waa xaqiiqda kaliya...

Daraasad 10 sano Qaadatay oo Lagu Baaray Xiriirka Kansarka iyo Shucaaca Mobile-ka ka Dhexeeya

Warbixin ay soo saareen cilmibaarayaal Mareykan ah oo u kuurgalay khataraha caafimaad ee suurtogal ah ee mobile-ka gacantu leeyahay, ayaa waxay ogaadeen in labka...

Isticmaalka Erayada Ingiriiska ah ee Kaa Soo Dhexgala Hadalka Waxa Ay Noqon Kartaa Cudur

Ma caadaysatay in luqadda Inglishku ay soo raacdo wadasheekaysiga aad saaxiibadaa la leedahay? Arrintaasi si lama filaan ah ma u dhacdaa iyo adigoon u...

Sideed Uga Fogaan Kartaa Geerida Degdegga ah Xilliga Hore Noloshaada?

Khubaro dhanka caafimaadka ku takhasusay oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa tilmaamay habka looga fogaan karo geerida degdegga ah ee uu sababo blood pressure-ka...

Stay connected

0FansLike
65,600FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...