Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Loo Doortay Wakiil Goboleedka Bariga Afrika ee Ururka Midowga Jaamcadaha Afrika

Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Prof. Hassan Kaafi ayaa loo doortay inuu noqdo wakiil Goboleedka Bariga Afrika ee golaha sare ee hoggaanka midowga Jaamacadaha Afrika"AAU". Ururka Midwoga...

Buugga “Dab iyo Caro” ee Laga Qoray Xogta Daahsoon ee Aqalka Cad oo Maalin...

Buugga Fire and Fury: Inside The Trump White House ee laga qoray xogaha daahsoon ee Aqalka Cad ee Mareykan ayaa gilgilay gudaha dalka Mareykanka...

Saynisyahanno ka Tirsan Jaamcadda Harvard oo Ku Biiray Bulshada Cilmiga Ugu Sarreeysa Dalka Mareykanka

8  Culumo oo ka tirsanaa  jaamacadda Harvard ayaa loo doorntay iney ka mid noqdaan akaadamiyadda Qaran ee Cilmiga (NAS), iyadoo lagu sharfay waxqabadkoodii muhiimka...

Stephen Hawking: Waa in Aadanuhu Uu Qarni Gudihii Uga Guuraa Dhulka!!

Caalimka caanka ah ee Stephen Hawking ayaa sheegay in aadanuhu u baahan yahay inuu raadsado deegaan cusub, haddii kale uu halis ugu jiro inuu...

6-da Tallaabo ee Lagama Maarmaanka u ah Xulashada Buugaagta Ugu Habboon

Sideed ku dooran kartaa buugga kugu habboon ee aadan marnaba akhriskiisa ka baadeyn, xilli kastana aad joogteynayso, waa su'aal in badan maskaxdooda kusoo noqnoqta,...

Jaamacadda SIMAD oo Qabatay Shirweynihii Labaad ee Dhaqaalaha, Siyaasadda Guud iyo Maamulka

Jaamacadda SIMAD ayaa soo abaabushay shirweynihii Labaad ee dhaqaalaha iyo siyaasadda guud iyo horumarinta maamulka (CEPAD2017). Shirweynaha oo la qabtay Arbacadii 27, April, 2017, waxaa...

5-ta Shey ee Ugu Badan Ee Ay Dadku Ka Qoomameeyaan Xilliga Geerida

Isbuucan barnaamijkeena "Dalxiiska-buugaagta", waxaan kusoo qaadaneynaa buugga magaciisu yahay The Top Five Regrets of the Dying (5 ta shey ee ugu badan ee ay...

Jaacamadda Brussels ee Dalka Belgium oo Fadeexad Lugta La gashay Kadib Markii Arday Ay...

Jaamacadda Brussels ee dalka Belgium ayaa fadeexad lugta la gashay kadib markii e-mail ay u direen ardayda kulliyadda caafimaadka sanadkan ka qalinjabineysa ay ku...

Dufcaddii Ugu Horreysay Ee Ka Qalinjebisa Mac’hadka Xaannada Xoolaha ee Gaalkacyo Oo Loo Qabtay...

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimayay oo lagu sagootinayay 26-arday oo bartay culuumta xaananada Xoolaha ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka...

Imtixaankii Gabagabada Sanad Jaamacadeedka 2016/2017 oo Ka Bilaabanaya Qaar ka Mid ah Jamaacadaha Dalka

Imtixaankii sanad Jaamacadeedka 2016/2017 ayaa la filayaa inuu ka bilowdo qaar ka mid ah jaamacadahada Dalka bisha Juun ee foodda nagu soo haysa. C/Kariin Adan...

Stay connected

0FansLike
65,600FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...