6-da Tallaabo ee Lagama Maarmaanka u ah Xulashada Buugaagta Ugu Habboon

Sideed ku dooran kartaa buugga kugu habboon ee aadan marnaba akhriskiisa ka baadeyn, xilli kastana aad joogteynayso, waa su'aal in badan maskaxdooda kusoo noqnoqta,...

Dalxiiska Buugaagta: Buugga Xeeladaha Dagaalka ee “Sun Tzu” oo Si Casir ah Looga Faa’ideysto...

  The Art Of War waa buug loo aqoonsan yahay mid aad u saameyn badan dhinacyada dagaalka iyo istiraatiijiyaddiisa, iyadoo dhanka gacansigana si xoog leh...

Dalxiiska Buugaagta: Hagaha Sarreynta .. Buug Ka Warramaya Habka Heer Sare Lagu Gaaro

The Greatness Guide "Hagaha Sarreyn", waa buug uu qoray Robin Sharma oo ah qoraa u dhashay dalka Canada oo aad dunida looga yaqaanno, waxaana lagu...

Buug La Magac Baxay ‘Xeeladaha Dagaalka’ oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigay

Xaflad si heer sare ah oo loo agaasimayay ayaa loo qabtay bandhgiiga buug ka hadlaya istiraatiijiyadda xeeladaha dagaalka"The Art Of War" oo uu tarjumay...

Dalxiiska Buugaagta: ‘Beenta Waa Laga Simanyahay’, Stephens-Davidowitz

Buuggan ayaa markii hore qoraagu  uu u bixiyay cinwaan uu macnihiisu ka agdhawaa "Waxa aan ka hadlayaa sida ay u ballaaran yihiin", laakiin ugu...

Dalxiiska Buugaagta: Sideed Ku Noqon Kartaa Qof Leh Xirfadda Hal-abuurnimo?

Kitaabkan waxaa qoray Dr. Maxamed Cabdiqani Xuseen Hilaal, iyadoo dabcaddiisii labaad ay soo baxay 1997, waa buug si weyn looga hadlay hibada qofka fikirka...

Faahfaahin: Bandhigga Maktabadda Buugta-nool ee Ay Qabatay Jaamacadda SIMAD

Jaamacadda SIMAD ayaa Xarunta Dhexe  ku qabatay bandhig loogu magac daray Maktabadda Buugta-nool  ama Af-qalaad lagu yiraahdo “Human Library”. Bandhigaan oo ahaa kii ugu horeeyay...

Maxaa Lagu Xasuustaa Caalimkii Reer Masar ee Axmed Zuwayl…Kadib Sanadguuradii 1aad oo Laga joogo...

Arbacadii Shalay ayaa waxay ahayd maalintii ay ugu buuxsantay sandguuradii 1aad ee geerida caalimkii reer Masar ee Axmed Zuwayl ee ku guuleystay abaalmarinta caalamiga...

Dalxiiska Buugaagta: Ha Kala Qeybin Farqiga

Barnaamijka dalxiiska buugaagta waa mid todobaadle ah oo aan kolba idinku soo gudbinno mid ka mid ah buugaagta aan is leenahay waxbaa laga faa'id...

Wax Badan Ka Baro Muhiimadda Uu Leeyahay Cilmiga Bulshada

Cilmiga bulshada waxaa loo aqoonsan yahay inuu ka mid yahay culuumtii ugu horreeysay ee aadanuhu uu baaro, waa cilmi daraaseeya aragtida kala duwan iyo...

Stay connected

0FansLike
65,599FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...