Madaxweyne Trump oo aan Loo Ogoleyn Wax ka Badan 140 xaraf! ..Kadib Kordhintii Xarfaha...

Shirkadda Twitter ayaa ku dhawaaqaday in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump aanuu ku jirin dadka loo kordhinayo erayada qoraalka barta, waana sida uu sheegay milkiile...

Facebook oo Joojisay Adeeggii Bilaashka ahaa ee Faafinta Wararka Warbaahinta

Facebook ayaa si rasmi ah usoo kordhiyay barnaamij cusub oo la yiraahdo Explore oo kala saaraya akhrinta qoraallada lagu faafinayo barta iney tahay mid...

Twitter oo Bartiisa Ka Saaraya Badhamada “Retweet” iyo “Like”.. Maxaa Lagu Bedelayaa?!

 Shirkadda Twitter ayaa  doonaysa iney meesha ka saarto badhamada "Retweet", "Like" kuna bedesho caddeynta tirda dadka hadal-haya mowduuca tweetka. Website-ka TNW ee arrimaha teknoolajiyadda ka...

Qabatinka SmartPhone-ka oo Keena Nymphophobia oo ah Mushkilad Dunida oo Dhan Ku Faafaysa

In badan oo inaga mid ah marka mobilkooda Smart ka ah  ay waayaan amaba uu ka lumo waxay dareemaan cidlo iyo walwal dheeri ah,...

Shirkadda Facebook oo Adeeggan Ka joojisay “Messinger-ka”

Barta bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa ku dhawaaqday iney joojinayso adeegga "M" ee uu lahaa Massinger-ka kaas oo dadbadani ay ka heli jireen...

Maxaa Kugu Dhacaya Marka aad Akhriso Waxyaabaha aad Facebook Ku Aragto lana Falgeli Weydo?

Maamulka shirkadda Facebook ayaa qirtay in dadka barta adeegsada ay dareen aan wanaagsaneyn ka dhaxlaan oo saameyn taban ku yeesha noloshooda. Qofka in muddo ah...

Robot-ka Sophia oo la siiyay Jinsiyadda Boqortooyada Sucuudiga!

Robot-ka Sophia ayaa ka qeybgashay dhacdada dhaqaale ee ugu caansan adduunka ee mustaqbalka maalgashiga "Future Investment Initiative" oo shirkiisu ka dhacayo sanadkan dalka Sucuudiga,...

Shirkadda Twitter oo Tallaabooyin Adag Ka Qaadaysa Tweets-ka Nacaybka ah ee Barta Lagu Faafiyo

Barta bulshada ee "Twitter" ayaa ku dhawaaqday iney qaadi doonto tallaabooyin adag oo ka dhan ah dadka dhiirigeliya nacaybka iyo cunfiga ee qoraallada barta...

“Twitter” oo Qarka u Saaran “Dhacdo Taariikhi ah” Sanadka 2018

Maktabadda Congress-ka Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay isbedel ku sameynayso qorshaheeda wakhtiga fog oo ay ku kaydinayso qoraallada Tweets-ka ah ee dunida daafaheeda...

Facebook aad Ma u Qabatintay? Daraasadan Cusub ayaa Sababta Arrintaa Kuu Faahfaahineysa.. Xalka Ugu...

In badan oo ka mid ah dadka isticmaala barta Facebook-ga  way qabatimeen oo kamana fogaan karaan, hadaba daraasad cusub oo soo baxday ayaa sababta...

Stay connected

0FansLike
65,600FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...