Facebook oo Tallaabo Weyn u Qaaday Suuqa Muuqaallada… Adeeg Cusub oo Youtube Lagula Tartamayo

Shirkadda Facebook ayaa tallaabo aad u ballaaran u qaadday dhinaca suuqa muuqaallada, waxay shirkaddu suuqa soo gelisay barnaamij cusub oo la magac baxay "Watch"...

Facebook aad Ma u Qabatintay? Daraasadan Cusub ayaa Sababta Arrintaa Kuu Faahfaahineysa.. Xalka Ugu...

In badan oo ka mid ah dadka isticmaala barta Facebook-ga  way qabatimeen oo kamana fogaan karaan, hadaba daraasad cusub oo soo baxday ayaa sababta...

Ciidanka Mareykanka oo Joojiyay Adeegsiga Drones-kii Ugu Isticmaalka Badnaa

Saraakiisha Sare ee Ciidanka Mareykanka ayaa soo saaray amar lagu joojinayo adeegisga diyaarahada Drones-ka ah ee loo adeegsado howlgallada gaarka ah ee ciidamada oo...

Microsoft oo Go’aankeedii Dib Uga Laabatay… Kadib Markii Kumanaan Qof uu Ka Caraysiiyay

Shirkadda Microsoft ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa dib uga noqotay go'aan ay dooneysay iney ku xirto barnaamijka Paint tool-ka kadib markii kumanaan qof ay...

Shirkadda Microsoft oo Shaqada Ka Fariisineysa Barnaamijyo Muhiim ah oo Dhinaca Computer-ka ah

Shirkadda Microsoft ayaa ku dhawaaqday iney gabi ahaanba joojineyso barnaamijka Paint oo ah barnaamij ay si aad ah u adeegsadaan dadka isticmaala computerka. Barnaamijkan ayaa...

10 qof ee Dunida Ugu Awoodda Badan Dhinaca Teknoloojiyadda

Hay'adda cilmibaarista ee Gartner ayaa aaminsan in isku darka kharashaadka dunida ee dhanka teknoloojiyadda uu gaari doono 3.5 tirilyan oo dollar inta lagu guda...

Saameynta Taleefoonnada Casriga ah Ay Ku Yeesheen Footooyinka

Inaad hesho goob aad isku sawirto beri samaadkii  waxay aheyd tallaabo aan sahlaneyn  illeen waxaa faro ku tiris ahaa xarumaha la isku sawiro ee...

Dubai oo Sanadkan Gudihiisa Dhaqangelinaysa Taxi Hawada Ku Socda oo Automatic Ah (Muuqaal)

Magaalada Dubia ee dalka Imaaraatka Carabta ayaa ku dhawaaqday iney hirgelinayso taxi(Autonomous air taxi) kii ugu horreeyay ee hawada sare ku socda oo isagu...

Hubka Qarnigan 21aad ee Adduunyadu Ku Dagaalameysaa Nukliyeer Ma aha!

Saynisyahanno badan ayaa aaminsan in xilligan dunida lagu tartamayo hubka ka duwan Nukliyeerka iyo guud ahaan hubka noocyadiisa kala duwan, hadaba muxuu yahay hubka...

Stay connected

0FansLike
65,600FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...