7 Caado ee Aadan Ku Arkayn Dadka Caqliga Badan

Sida lagu soo daabacay website-ka "culturecolective", waxaa jira 7 caado oo  dadka caqliga badani ay ka fogaadaan, qof kasta oo caqli lehna ay habboon...

Sideed Uga Falcelin Lahayd Afxumada Saaxiibkaaga Shaqada?

Si lama filaan ah waxaa dhici karta in saaxiibkaaga shaqada uu kasoo duulo erayo aadan jeclaysan oo ku xanuujiya. Isaguna uu u arki karo...

5 Istiraatijiyadood ee Qofka Musalifka ahi Bilyaneer Ku Noqdo

Haddii aad xaalad adag ku soo marto ama aad is aragto in hantidaadii gabaabsi sii noqotay oo aad is aragto inaad qarka sii saran...

5 Fikarood oo Aad Ku Kordhin Karto Dakhligaaga Billaha ah

Kordhinta dakhliga.. waa mowduuc dadka oo dhan ay ku riyoodaan maalintii,  habeenkiina ay ka seexdaan!! In yar oo dadka ka tirsan ayaa ku guuleysta iney...

6 Sababood oo Kugu Khasbaya Inaad Joojiso Cunista Hilibka!

Isbitaallada Yurub iyo Mareykanka waxaa buux dhaafiyay kumanaan qof oo doonaya iney ka go'aan balwada sigaarka oo keenta cudurro badan oo khatar ah, laakiin...

5-waddo oo Aad Naftaada Uga Fogeyn Karto Tamarta Khaldan ee Murugada

Tamarta taban "Negative energy" ee ka dhalata inuu qofku si xun u fakaro  waa cudur aan ka khatar yareyn cudurrada jirka ku dhaca ee...

7 Sir oo Shirkadaha Duulimaadku Aaney Dooneyn Inaad Ogaato

Waxaa jiro siro badan oo aadan ka ogeyn shirkadaha duulimaadka, Maanta waxaan ka hadleynaa waxyaabaha qaar oo diyaaradda gudaheeda ka dhaca laakiin shirkadaha duulimaadku...

9-ka Qodob ee Lagu Garto Qofka Beenaalaha ah

Qof caadiga ah waxa uu dareemi karaa marka beenta loo sheegayo, haddii uu u fiirsado, waana wax gudaha aadanaha ku abuuran oo uu ku...

Faqriga Dhabta ah Waa Kan Caqliga Aadanaha Ku Dhaca

Jack Ma milyaneerka reer China ee iska leh website-ka caanka ah ee "Alibaba", oo ah ninka Shiinaha ugu taajirsan xilligan aan hadda joogno ayaa...

Hab Cilmiyeedka Lagu Ogaado Qofka Soo Jiidashada Leh.. Is Qiimee

Soo jiidashada iyo charisma-ha uu qofku leeyahay waxaa loo aqoonsan yahay iney tahay hibo uu qofka Illaahay siiyo oo dadka oo dhani aaney wada...

Stay connected

0FansLike
65,600FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...