Shir Ku Saabsan Meel Marinta iyo Qiimeynta Manhajka Dugsiyada Sare Ee Puntland Oo Ka...

Shir ku saabsan meelmarinta manhaj midaysan ee Dugsiyada sare ee Puntland oo ka furmay magaalo madaxda maamulkaas ee Garoowe. Shirkan ayaa ahaa turxaan bixinta iyo...

Jaamacadda SIMAD oo Qabatay Shirweynihii Labaad ee Dhaqaalaha, Siyaasadda Guud iyo Maamulka

Jaamacadda SIMAD ayaa soo abaabushay shirweynihii Labaad ee dhaqaalaha iyo siyaasadda guud iyo horumarinta maamulka (CEPAD2017). Shirweynaha oo la qabtay Arbacadii 27, April, 2017, waxaa...

Cilmibaaris: Hawada Gudaha Gaarigaaga oo Ka Wasakh Badan 10-laab Tan Waddooyinka

Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in gawaadhida casriga ah hawada gudahoodu ay ka sun badan yihiin 10-laab, hawada caadiga ah ee...

Tababar Ku Aaddan Sida Loo Xusho Takhasuska Kulliyadaha Jaamacadda oo Arday Loogu Qabtay Magaalada...

 Arday ka mid ah kuwa sanadkaan dhameystay waxbarashada dugsiga sare, ayaa magaalada muqdisho  lagu siiyay tababar ku aaddan sida loo xusho takhasuska kuliyadaha jaamacadaha. Tababarkan...

12 Qodob oo Kuu Horseedaya Inaad Ku Guuleysato Waxbarashada

Arday walba oo waxbarashada ku gudajira waxa uu jecelahay in uu ku guulaysto waxbarashadiisa, heer sarena uu ka gaaro , subax walba kumanaan arday...

Iskuulaadka Hoos Taga Daladda Waxbarashada ee SAFE oo uu Ka Bilowday Imtixaankii Sanad...

Dugsiyada Hoostaga Dalada Waxbarashada SAFE Oo maanta Uu Ka Bilowday Imtixaanka kamadambaysta sanad dugsiyeedka 2016/2017. Imtixaankan ayaa waxaa ka qeybgalaya dhaman ardada dhigata fasallada kala duwan...

Isbitaalka Qansax-dheere oo la ciirciiraya Dad uu Soo ritay Shuban Biyood

15 qof oo uu soo ritey cudurka shuban biyoodka ayaa  la dhigay isbitaalka degmada Qansax-dheere ee gobolka Bakool, halkaasi oo horey dad kale u...

Waa Imisa Tirada Dowladaha Adduunka?

Inbadan oo ka mid ah Juqraafiyahannada adduunka iyo qaar ka tirsan ururrada ku takhasusay dowladaha adduunka ayaa isku khilaafsan tirada dowladaha dunida; sanadkii 1998,...

Sanadka 2045, Dhiigga Aadanaha oo Lagu Beerayo Robot Ilaaliya Caafimaadka Jirka

Culumada odorsta tiknoloojiyadda iyo waxyaabaha laga filayo sanadaha soo aaddan ayaa sheegaya in sanadka 2045 uu dhici doono isbedel dhanka teknoloojiyadda ah duniduna ay...

Cudurka Shuban Biyoodka  oo Deegaanno Hor Leh oo Gobolka Mudug ah Ka Dillaacay Dadna...

Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxaa ka dillaacay shuban biyood soo ritay dad farabadan qaar ka mid ahna ay u geeriyoodeen. Deegaanka Daarusalaam ee...

Stay connected

0FansLike
65,600FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...