Saynisyahan: Haddii aad Noolaato 30 sano ee Soo aaddan Waxay u Badan tahay Inaad...

Waxaa dhici karta in arrinkani uu ku la noqdo wax khilaali ah, laakiin, sida uu sheegayo sanisyahnkan arrintu waa mid dhab ah, haddii aad...

Warbixin: Wasaaradda Waxbarashada oo 41% Loo Kordhiyay Miisaaniyadda 2017 ee DFS

 Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa todobaadkan waxa ay golaha shacabka hor geysay miisaaniyadda dowladda federaalka ah ee 2017-ka iyada oo isbedel ku sameysay...

Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee AIDS-ka: Wax Ka Ogow 7 Xaqiiqo oo Ku Saabsan...

Maanta oo kale, December 1, sanad kasta waa maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka cudurka HIV/AIDS. In maalintan la asteeyo waxaa go'aankeeda gaaray ururka...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Socdaal Kormeer Ah Ku Maraya Deegaanada Dhaca...

kormeerka oo qaatay mudo ka badan sagaal cisho ayaa waxaa ku wehlinaya agaasimaha guud xubno kale oo ka tirsan wasaaradda waxbarashada maamulka somaliland. Cabdi Cali...

Imtixaanka Dhexe Ee Dugsiyada Sare Oo Maanta Ka Bilaawday Puntland.

Waxaa maanta si rasmi ah deegaanada maamul gobolleedka Puntland ka bilaawday imtixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedka 2016-2017, kaas oo ay ka qeyb galayaan kumaan...

Qaar Ka Mid Ah Dugsiga Dalka Oo Maanta Dib Dib Loo Furay.

Waxaa maanta dib u bilaawday adeeggii waxbarasho ee qaar ka mid ah Dugsiyada hoose dhexe iyo sare  ee gobollada dalka. Dugsiga Mujamac Umul Quraa ee...

Radio Tijaabo

Aqoonyahan Maxamed Cirbad oo Ka Hadlay Cidda Ugu Badan ee ay Ku Dhacayso Dhibaatada...

Maxamed Cabdirisaaq Faarax "Cirbad" oo ah khabiir dhanka teknolojyadda ah oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog Business oo ay bahwadaag yihiin Maandeeq FM ayaa...

Tijaabo

Shirkado ka ganacsada iibinta dawooyinka iyo qalabka caafimaadka  ayaa markii u horraysay  magaalada Hargeysa ka bilaabay dawooyin budo ahoo  loogu talo galay dhiig joojinta...

Dugsi Cusub Oo Lagu Baranayo Culuumta Maadiga iyo Diiniga Oo Laga Hirgaliyay Nairobi.

Munaasibad lagu daah furayay dugsiga Cusub oo lagu magacaabo Xaniifa Intargrated Academy,ayaa lagu qabtaya xaafadda soomaalidu degto ee Islii ee magaalada Nairobi ee xarunta...

Stay connected

0FansLike
65,600FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...