Dugsiyada Koonfurta Gaalkacyo Oo Uu Usoo Gabagaboobay Imtixaanka Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2016-2017.

Dugsiyada ku yaala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa usoo idlaaday imtixaanka dhexe ee sanad waxbarasheedka 2016-2017. Imtixanaaka ayaa dugsiyada hoose,dhexe iyo sare...

Deeq Raashin Ah Oo La Gaarsiiyay Barakacayaasha Ku Nool Duleedka Magaalada Beydhabo.

Deeqdan ayaa qoysaskaasi waxaa gaarsiiyay  gudiga ganacsatada gurmadka abaaraha ee maamulka Koonfur Galbeed. In kabadan 100 qoys oo ku nool xeradaa barakac ee ku taala...

Kulan Looga Hadlayo Xoojinta Xiriira Ka Dhaxeeya Wasaaradda Waxbarashada Puntland Iyo Maamulka Jaamacadda Qur’aanul...

Wafdi ka socda wasaaradda waxabarshada iyo tacliinta sare ee Puntland oo dhawaahana safar ku jooga dalkaasi ayaa kulan la qaatay mas'uuliyiinta jaamacadda Qur'aanul Kariim...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Socdaal Kormeer Ah Ku Maraya Deegaanada Dhaca...

kormeerka oo qaatay mudo ka badan sagaal cisho ayaa waxaa ku wehlinaya agaasimaha guud xubno kale oo ka tirsan wasaaradda waxbarashada maamulka somaliland. Cabdi Cali...

Galmudug Oo Sheegay Inay Gacanta Kusoo Dhigeen Dooni Kaluumeysi Sharci Dari Ah Ka Waday...

Ciidanka badda maamulka Galmudug ayaa Sheegay inay gacanta ku soo dhigay dooni kalluumeysi sharci daro ah ka waday xeebaha Galmudug, kadib howlgal ay ciidanka...

Dugsi Cusub Oo Lagu Baranayo Culuumta Maadiga iyo Diiniga Oo Laga Hirgaliyay Nairobi.

Munaasibad lagu daah furayay dugsiga Cusub oo lagu magacaabo Xaniifa Intargrated Academy,ayaa lagu qabtaya xaafadda soomaalidu degto ee Islii ee magaalada Nairobi ee xarunta...

Qaar Ka Mid Ah Dugsiga Dalka Oo Maanta Dib Dib Loo Furay.

Waxaa maanta dib u bilaawday adeeggii waxbarasho ee qaar ka mid ah Dugsiyada hoose dhexe iyo sare  ee gobollada dalka. Dugsiga Mujamac Umul Quraa ee...

Imtixaanka Dhexe Ee Dugsiyada Sare Oo Maanta Ka Bilaawday Puntland.

Waxaa maanta si rasmi ah deegaanada maamul gobolleedka Puntland ka bilaawday imtixaanka dhexe ee sanad dugsiyeedka 2016-2017, kaas oo ay ka qeyb galayaan kumaan...

Radio Tijaabo

Tijaabo

Shirkado ka ganacsada iibinta dawooyinka iyo qalabka caafimaadka  ayaa markii u horraysay  magaalada Hargeysa ka bilaabay dawooyin budo ahoo  loogu talo galay dhiig joojinta...

Stay connected

0FansLike
65,600FollowersFollow
4,929SubscribersSubscribe

Latest article

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Robot-ka Erica oo War-tabiye Ka Noqonaysa TV-ga Dowladda Japan

Caalimka reer Japan ee Hiroshi Ishiguro ee ku takhasusay intelligence scientist-ka ayaa ku dhawaaqay in robot-ka "Erica" ay war ka tabin doonto telefishinka dowaldda...

Iskuulkii Ugu Horreeyay ee “Dameeraha” oo Laga Furay Dalka Faransiiska!

  Dalka Fransiiska ayaa laga furay iskuulkii ugu horreeyay ee dowladdu leedahay ee waxbarashada dameerka u gaarka ah, dadku waxay uga yimaaddaan gobollada kala duwan...