Gabadha Yar ee Ugu Quruxda Badan Adduunka

Jariidada “The Mirror” ayaa daabacday sawirka “Gabadha Yar” ee ugu quruxda badan Adduunka ra’yiga warbaahinta Ingiriiska iyo dadka isticmaala Instagram-ka.

Sawirka gabadhan yar oo ”Jare” la yiraahdo una dhalatay dalka Nigeria ayaa waxaa Instagram-keeda ku soo bandhigtay haweenay photographer ah oo la yiraahdo “Mofe Bamuyiwa”, waxey sawirka ku hoos qortay, “Haa waa aadane! Laakiin waa sidii malaa’ig oo kale.” Iyadoo markaa ula jeedda in quruxdeeda aan la qiyaasi karin.

Waxey intaa sii raacisay, in kastoo aaney “Jare” waxba ka gareyn model-ka wax khibrad ahna u lahayn aaney hadana ka baqan kaamirada.

Gabdhan photographer-ka ah ee sawirka soo bandhigtay ayaa sheegtay iney waalidka gabadhan yari u ogolaaday iney sawirka ka qaaddo, sawirkan ayaa kumaana qof ay la dhaceen oo ay ka falceliyeen, qaarkood waxey ku tilmaameen inaan quruxdeeda la qiyaasi karin. Halka dadka wax dhaliilaa ay sheegeen in timuhu ay buruko yihiin.

J A R E @the_j3_sisters CHILDREN ARE A GIFT FROM HEAVEN. I’m pretty excited and elated about my new style of child portraiture . Before I thought of Photographing the @the_j3_sisters , I have had frivolous ideas of how I can make artsy portraits of kids And do away from the norm . The opportunity came and I had to take a bold step to express my ideas of how I want to take portraits of kids. I want to portray the interception between her childhood and adulthood so both stay timeless ! We continue to the next post TEAM Make up by Dammy of @iposhlooks Creative style direction @mofebamuyiwa Hair by @totalshopwigs Hair styled by @hairkarved Styled by @styledbyseun Assisted by @adebimpe_aj @ernest_chuxx @official_bigjosh #bmbstudio #bmbphotography #mofebamuyiwa #kids #kidsphotography #artsy #love #light #childphotographer #familyphotography

A post shared by BMBSTUDIO (@mofebamuyiwa) on

Maandeeq FM