WararkaWaxbarashada

Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo Maamulka Gobolka Benaadir oo Isku Haysta Khidmada Adeegga Diiwaangelinta Jaamacadaha

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Benaadir ayaa isku haysta qaadista khidmadda diiwaangelinta Jaamacadaha.

Sida ku cad Labo warqadood oo  ka soo kala baxay gobolka Benaadir iyo W/Waxbarashada XFS, waxaa ha’yadahaa kala duwan ka soo kala baxay ammarro ku aaddan in khidmadda adeegga diiwaangelin jaamacadaha iyaga la siiyo, arrintaas oo dhibaato ku abuuri karta jaamacadaha oo ku wareersan halka ay diiwaangelinta ka sameynayaan, ma labo diiwaangelin oo kala duwan ayaa laga rabaa mise hal meel oo qura ayay xaaladdu iskugu biyo shuban doonaa:

Halkan Hoose ka Akhriso Labada Wareegto:

Maandeeq FM

Show More

Related Articles

Close