Liiska 10 Waddo ee Ugu Qaalisan Dunida.. Ma Maleysan Kartid Qiimaha In Cagta La Dhigaa Uu Yahay!

Channelka CNN ayaa soo bandhigay warbixin faahfaahsan oo ku aaddan liiska waddooyinka ugu qaalisan dunida.

Waddooyinkan inaad degto ma lama mid aha inaad ku nooshahay goob kale oo dunida ka tirsan, halkan, waxaa ku yaalla shirkadaha dunida ugu sarreeya iyo bacadlayaasha ugu qaalisan, kirada guryaha waddooyinka waa kuwa ugu qaalisan, iyadoo dadka looga kireeyo qiyaas cagta in la dhigo oo laba-jibaaran.

Waddooyinkan waxey kala yihiin:

1. Fifth Ave Avenue, New York, America .. qiimaha in cagta la dhigaa waa $ 3,500.

2.  Kuzuyai Bai Street, Hong Kong, qiimaha in cagta la dhigaa waa $ 2,399.

3. Avenue Champs-Elysees ee gudaha Paris, France .. qiimaha in cagta la dhigaa
waa $ 1,372.

4. Bond Street gudaha London .. qiimaha in cagta la dhigaa waa $ 1,321.

5. MONTENAPOLEONE STREET gudaha AC Milan, Italy.  In cagta la dhigo waxey gaareysaa $ 1,035.

6. Pankstrasse street , gudaha Zurich, Switzerland .. qiimaha in cagta la dhigaa waa $ 895.

7. Myeongdong Street gudaha Seoul , South Korea, iyo Ginza Street gudaha Tokyo, Japan .. qiimaha in cagta la dhigaa waa $ 882.

8. Kaufinger Street gudaha Munich, Germany, qiimaha Inta cagta la dhigo waa  $ 560.

9. Kollmarkt street gudaha Vienna,  Austria .. qiimaha in cagta la dhigaa waa  $ 479.

10. Nanjing street gudaha Shanghai, China. Intii cagta la dhigo qiimaheedu waa $ 438.

 

Maandeeq FM