Wariye Daawadayaasheeda Ugu Deeqday $1milyan oo Doolar!

Wariyaha caanka ah ee la yiraahdo Ellen DeGeneres ayaa daawadayaasheeda ku abaalmarisay 1 milyan oo dollar oo deeq lacageed ah. Jimcihii lasoo dhaafay ee February,...

Fatwo Diineed: Dumarka Waa Ka Xaaran ah Iney Kubadda Cagta Ka Daawadaan Telefishinka!

Dalka India waxaa maalmihii ugu dameeyay kasoo baxayay fatwooyin dad badan layaab ku noqotay. fatwo ay soo saareen culumo-awdiinka gobolka Uttar Pradesh ee waqooyiga...

Gabar yar oo Hibadeeda Darteed Lo’du Usoo Kala Dheerayso!

  Waxaa si aad ah Baraha-bulshada ugu faafay oo looga hadal hayaa Muuqaal gabar yar oo music kusoo jiidaneysan xayn lo' ah oo la dhacsan...

Aroos Isku Bedelay Janaaso

Aroos ayaa waxa uu isku bedelay Janaaso kadib markii labadii qofood ee isla aqal geli lahaa ay ku dhaceen shil gaari saacado yar un...

Ma Rumeysan Kartid.. Ma Aaney Dareemin Iney Uur Leedahay Illaa Mataano Ay Ku Dhasho...

Waxaa jira dumar aan dareemin iney uur leeyihiin, laakiin inta badan waxey is ogaadaan maalmo iyo saacado ka hor inta aan la gaarin waqtiga...

Ilma yar oo Muddo 3-sanno ah Ku Ciyaarayay Bam Guriga u Yaallay

Booliska Magaalada Suzhou ee dalka Shiinaha ayaa shoog ay ku noqotay kadib markii ay ogaadeen in bir canug yar uu ku ciyaarayay muddo 3...

“Facebook” oo Malaayiin Dhalinyaro ah Ay Ka Guurayaan Sanadka 2018

  Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa sheegaysa in barta bulshadu ee "Facebook" sanadka 2018 ay lumin doonto malaayiin da'yar ah oo barta ku xiran,...

Waa Kan Midabka Ugu Soo Jiidashada Badan Ragga iyo Dumarka

  Saynisyahanno ka tirsan jaamacadda Rochester ee dalka Mareykanka ayaa sameeyay daraasad midabka ugu soo jiidashada badan ragga iyo dumarka. Professor Andrew Elliot oo ahaa madaxii...

Arooskeedii Dhaqamada Qaar Ayaa La Jabiyey.. 10 arrimood oo Ka “Mamnuuc” ah Meghan Kadib...

Jariidada The Sun ee ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa qortay qawaantiina ay ku socon doonto "Meghan Markel" kadib guurkeedii amiir Harry. Iyadoo ay jirto...

“Kuuggii Qarniga” oo Geeriyooday Iyadoo Da’diisu Ay Sii Caga-cageynayso 73-sano

Waxaa geeriyooday Isniintii shalay cunno kariyihii reer Faransiis  Joël Robuchon ee lagu naaneysi jiray kuuggii Qarniga iyadoo da'diisu ay sii caga-cageynayso 73 sano. Afhayeen u...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...