Gabar Wariye Ah oo Sagootisay Dhageystayaasheeda Inta Aaney Geeriyoon Maalmo Ka Hor

Weriye Ingiriis ah ayaa sagootisay saaxiibadeed iyo dhageystayaasheeda iyadoo farriin usoo marisay dhanka Baraha-bulshada, kadib markii ay dhakhaatiirtu u sheegeen iney maalmo kooban haysato,...

Sucuudiga oo Isbedel Ku Sameeyay Xilliga “Cumrada”

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sucuudiga ayaa Axaddii dhaqan gelisay isbedello lagu doonayo in lagu kordhiyo tirada dadka Cumrada iyo Xajka aadaya si la jaanqaadaysa...

Myanmar.. Saxafiyiin u Shaqeeya “Reuters” oo Xabsi 7sano ah Lagu Xukumay

Garsoore ka tirsan Myanmar ayaa xukun ku riday saxafiyiin ka tirsan wakaaladda Wararka Reuters, kadib markii lagu eedeeyay iney ku xadgudbeen Qaanuunka sirta dowladda....

Sarkaal Horey Uga Tirsanaa CIA oo Sakaraatku Hayo: Sidan Ayaan U Dilay “Bob Marley”

Jariidad ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa lama filaan culus qarxisay oo ku aaddan geerida heesaagii caanka ahaa ee "Bob Marley" oo sarkaal horey...

Wiil Dhalinyaro ah oo Sankiisa & Dhagahiisa u Jarjaray Sabab La Yaab Leh!

Baraha-bulshada dalka Colombia waxaa aad ugu faafay sawirka wiil dhalinyaro ah oo 22 jir ah, waxa uu gooyay sankiisa iyo labadiisa dhagood indhihiisana wuu...

Netanyahu oo Israeliyiinta Ugu Goodiyay Bidaar

Wargeys Israel ka soo baxa ayaa ku tilmaantay doorashada "Benjamin Netanyahu" in mar kale loo doorto Ra'isul-wasaare ay bidaar ka soo saari doonto ragga...

Farriin uu Qorey “Mandela” oo Lagu Kala Iibsanayo London.. Yuu u Qaray, Maxaase Ku...

Caasimadda Ingiriiska ee London September 14, waxaa lagu xaraashayaa farriin uu qoray halgamaagii reer Koonfur Afrika Nelson Mandela oo aan hore cidi u daalacan. Sida...

Madaxweyne Trump oo Ku Dhacay “Khalad” Aan Loo Dhaafi Karin!

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Ayaa Ku Dhacay khalad aan loo dhaafi karin, kadib markii uu awoodi waayay midabbeynta calanka Mareykanka. Website-ka "Mashable" ee ka soo...

Daadad Ku Soo Rogmaday Gobolka Kerala ee Dalka India oo Sababay Dhibaato Nooc Kale...

Abeesooyin ayaa u soo magangalyo doontay guryaha dadka gobolka Kerala ee dalka India, kadib markii ay biyo buux dhaafiyeen gododkii ay ku jireen. Dadka ka...

2 Astaamood oo Dumarku Ay Ragga Kaga Fogaadaan (Cilmi-baaris)

Ragga inoota badan waxey isku dayaan iney dumarka ku soo jiitaan caqli badnaantooda, laakiin, astaantaa dumarku kama helaan, waa sida ay sheegayso daraasad dhawaan...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...