Dhaawicii “Snowden” Mid La Mid Ah Ayey U Geysatay Mareykanka.. Ciqaab Adag Ayaase La...

Haweenay Mareykan ah oo ka shiftay warbixin sir culus ah oo ku aaddaneyd faragelintii Ruushka ee doorashooyinkii madaxtinimo ee dalka Mareykanka 2016, ayaa lagu...

Argentina..Askariyad Guux Ka Dhex Dhalisay Bulshada Dhaqankan Ay Sameysay Dartii!

Gabar boolis ah oo u dhalatay dalka Argentina ayaa isku bedeshay xiddig, kadib markii sawirkeeda iyadoo ilma yar nuujinyesa uu si aad ah ugu...

16 Kalkaalisooyin Caafimaad ah oo Isbitaal Ka Wada Tirsan oo Mar Qura Uur Wada...

Jaraa'idka maxalliga ah ee ka soo baxa gudaha dalka Mareykanka ayaa qoray in 16 kalkaaliso caafimaad oo ka tirsan qeybta daryeel bukaanka aadka u...

Daawo…Wasiir Isbitaalka Ku Aadaysa Baaskiilad Si Ay Halkaa Ugu Dhasho

Wasiir ka tirsan xukuumadda New Zealand ayaa ku khasbanaatay iney baaskiilad ku aaddo isbitaal, si ay halkaa ugu dhasho, iyadoo aan garab weydiisan ilaaladeedii...

Fikrad Hal-abuur leh oo “Deero” Duulan Ah Loogaga Eryayo Magaalo Holland ah

Magaalo ka tirsan dalka Holland ayaa go'aansatay in ay isticmaasho urta saxarada libaaxa si magaalada looga fogeeyo deero gudaha u soo gashay xaafadaha kala...

Yaa Dejiyay Xeerarka Kubadda Cagta Markii Ugu Horreysay?

Shirkadda Google ayaa astaan cusub u sameysay qofkii ugu horreeyay ee dejiya xeerarka Kubadda Cagta oo la oranjiya "Ebenezer Cobb Morley", kaas oo dhashay...

Naadi Kubadda Cagta Ciyaara oo 18 Laacib Ku Bedeshay 10 Neef oo Ari ah!

Telefishinka "CNN" Turkiga  ayaa sheegay in naadiga Kubadda Cagta "Gülspor" oo ka ciyaara horyaallada kaalmaha ee hoose ee dalka Turkiga ayaa iibiyay 18 ka...

Gabar uu Wejigu Ka Bedelmay oo Mar Kale Nolosheedii Dib u Heshay Kadib Markii...

Waxey ku dhaqaaday isku day dil ay nafteeda ku goynayso Katie Stubblefield wuuse ka fashilmay, waxey ku wayday wajigeedii quruxda badnaa, laakiin hadda waxey...

Qiimeynta Fannaanka Sanadka oo Rubuc Qarni Kadib Ka Qabsoontay Gudaha Magaalada Muqdisho

  Kulan ay yeesheen golaha abwaannada Soomaaliyeed oo lagu qiimaynayay heesaha fannaaniinta da'da yar ee Soomaaliya ayaa habeennimadii xalay ka qabsoomay magaalada Muqdisho, kulanka ayaa...

Caalimkii Allifay Kitaabka “Minhaaj Al-Muslim” oo Geeriyooday

Arbacada maanta ah waxaa geeriyooday Caalimkii Sheekh Abu-Bakar Al-Jasa'iri oo ka mid ahaa macallimiintii ugu horreysay ee Jaamica al-Islaamiya ee magaalada Madiina wax ka...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...