Ra’isul-wasaarihii hore ee Ingiriiska oo Shaqo Cusub Helay.. Sanad Kadib Markii uu Iscasilay

Ra'isul-wasaarihii hore ee Ingiriiska David Cameron ayaa waxa uu helay shaqo kadib muddo sanad ka badan oo laga joogo markii uu iska casilay xilkiisii...

Marka Shaqadii Ragga Ku Adkayd ay Dumarku u Babac Dhigaan..Hooyo Soomaaliyeed oo “Dhagaxa Jabisa”

  Marka shaqada ay sidan oo kale u dhib badan tahy oo ay tahay mid raggabu ay ku dhibaatoonayaana, waa mid dumarka ku habbooneyn, waxaa...

Dagaal Nolol iyo Geeri ah.. Mas 7 Mitir ah Iyo Nin 37 jir ah...

Nin reer Indonesia ah oo da'diisu tahay 37 jir, ayaa waxaa u suurtogashay inuu la dagaalamayo mas weyn oo 7 mitir ah isla markaana...

Cilmibaaris Cusub: “Gabari Waa Hooyadeed, Wiilna Waa Aabihii”

Culumada Cilmi-nafsiga Mareykanka qaarkood oo cilmibaaris sameeyay ayaa ogaaday in hooyooyinku ay muhiimad gaar ah siiyaan gabdhahooda, halka aabayaashuna ay muhiimad gaar ah siiyaan...

Abwaan Ishiquro oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Nobel Prize-ka Suugaanta 2017

Abwaanka iyo Qoraaga dhanka riwaayadaha reer Britain ee asal ahaanna kasoo jeeda dalka Japan ee Kazou Ishiguro ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nobel Prize ka...

Dunida Qiimaha Badan…Buug ay Qortay Canugyar oo Suuriyaan ah oo Lagu Daabacay Dalka Mareykanka

Talaadadii shalay waxaa soo baxay buug ay qortay gabadhyar oo Suuriyaan ah oo 8 jir ah lana yiraahado Bana al-Arbed, waxaa magaca buugga la...

Dilaagii Las Vegas …Macluumaad Naxdin leh oo Laga Helayo & Aabihii oo aan Ka...

Stephen Paddock oo ahaa ninkii dhacdadii dhiiga badneyd ka geysay dalka Mareykanka ayaa aabihii laga helayaa macaluumaad aad u naxdin leh, waxaa la yiraahdaa...

Fasiraadda Cilmiga.. Sababta Keenta oohinta Basasha

Jariidada la yiraahdo "Okaz" ayaa waxay ka jawaabtay su'aal ay akhristayaasheeda in badan oo ka mid ah ay is weydiinayeen oo ah: maxaan ugu...

Daraasad Cusub oo Sheegaysa In Aadanuhu Marba Marka Ka Dambeysa Uu sii Nacasoobayo! Sababtu...

Xilliyadii hore  dadka waxay ahaayeen kuwo aad u caqli badan, waana sida ay inoo sheegayaa imtixaanada heerka caqliga lagu qiyaaso ee  sanadkii lasoo dhaafay,...

Paris oo Maanta Baabuur La’aan ah!

Axadda maanta ah magaalada Paris waxaan laga ogoleyn inta badan gawaadhida, si booska loogu banneeyo baaskiilladaha iyo alwaaxda kale ee lagu socodo, go'aan dadbadani...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...