Iska ilaali.. Shaqada Habeenkii Waxay Kordhisaa Khatarta ah Inuu Kansar Kugu Dhaco

Daraasad lagu daabacay joornaalka Society American for Research oo lagu beegsanay cudurka cancer-ka ayaa lagu ogaaday in shaqada hebeenkii ay kordhiso khatarta cancer-ka naasaha,...

Qaramada Midoobay oo Ka Digaysa: La Dagaallanka “AIDS” Marxalad Khatar ah Ayuu Gaaray

Barnaamijka Qaramada Midoobay ee la dagaallanka AIDS-ka ayaa warbixin cusub oo uu soo saaray ku dhawaaqay in la dagaallanka cudurka uu marayo heer khatar...

Iska Ilaali Inaad Raashinka Kaligaa Cunto.. Waa Khatar Noloshaada Ku Waajahan

Saynisyahanno cilmibaaris sameeyay ayaa gaaray natiijo ah in raashinka oo qofku kaligii cuno ay kordhinayso khatarta ah iney qofka ku dhacaan cudurrada dhiirkarka iyo...

Waa Tan Sababta ay Khubaradu Uga Digayaan Hurdada Waqtiga Dheer (Cilmi-baaris)

Saynisyahanno Japanese ah ayaa waxey ogaadeen hurdada waqtiga kooban iyo tan xilli dheer ay labaduba kordhiyaan khatarta cudurrada Asaasaqa iyo geerida xilli hore dadka...

Maamulayaasha iyo Shaqaalaha.. Iska Ilaaliya Kulamada Ay Albaabadu U Xiran Yihiin!!

Shir dadka caafimaadka ku takhasusay uga socday dalka Ingiriiska ayaa waxaa ka soobaxay talooyin loosoo jeediyay dadka madaxda ah loogana digayo shirarka albaabadu u...

5-Faaiido oo Aadan Maleysan Karin oo Laga Helo Shukulaatada

Warbixin caafimaad oo soo baxday ayaa lagu sheegay in dadka shukulaatada cunaa ay ka helaan faa'iidooyin farabadan oo caafimaad oo aan la qiyaasi karin. Warbixintan...

Iska Ilaali… Quraac La’aanta Waa Loo Dhintaa (Daraasad Cusub)

Daraasad cilmiyeed cusub ayaa sheegaysa in raashinka quraacda oo la iska dhaafo ay sababi karto xididadda dhiigga oo xirma isla markaana ay ka dhalaneyso...

Daraasad Cusub oo Sugtay In Caanaha Dhimasho Looga Badbaado

Khubaro Canadian ah oo ka tirsan Jaamacadda McMaster ayaa sheegay in caanaha dufanku ku yar yahay ay yareeyaan khatarta cudurrada wadanaha, xidida dhiigga iyo...

Daraasad 10 sano Qaadatay oo Lagu Baaray Xiriirka Kansarka iyo Shucaaca Mobile-ka ka Dhexeeya

Warbixin ay soo saareen cilmibaarayaal Mareykan ah oo u kuurgalay khataraha caafimaad ee suurtogal ah ee mobile-ka gacantu leeyahay, ayaa waxay ogaadeen in labka...

Cilmi ahaan: Haddii Tani Ay Tahay Mudada Aad Isbuucii Ka Shaqeyso… Waxey u Badan...

Daraasad cusub oo Kanada laga sameeyay lana waday muddo 12 sano oo xiriir ah ayaa lagu ogaaday in dumarka shaqeeya 45 saacadood wax ka...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...