Caddeyn Cilmi ah oo Kugu Khasbeysa Inaad Labo Jeer Fakarto Inta Aadan Cunin Ka...

Raashin si wanaagsan laguu diyaariyay haddii Duqsi ku soo dago si lama filaan ah adigoo gaajo ku hayso maxaad sameyn lahayd, ma raashinka ayaad iska...

Cudur Naadir ah oo Gabar Dhalinyaro ah Ka Dhigay “Boqoradda Hurdada”

Dhakhaatiirtu inta badan dawo uma hayaan cudurka "Kleine-Levin Syndrome" kaas oo ku dhaca halkii milyan ee qof ruux ka mid ah. Qofka uu ku dhaco...

Saynisyahanno: Faa’iidooyin Lama Filaan ah oo Laga Helo Jimicsiga Jirka

Koox khubaro ah oo uu hoggaaminayay caalimka Dr. Eric Kandel oo ka tirsan jaamacadda Columbia ee gudaha New York ayaa gaaray natiijo aad u...

Muxuu Xanuunku Ugu Badan Yahay Madaxa Marka Loo Eego Xubnaha Kale ee Jirka? Daraasad...

Daraasad lagu sameeyay jiir ayaa muujineysa in dareenka xanuunku ku badan yahay madaxa iyo wajiga marka loo eego xubnaha kale ee jirka, iyaddoo sababtuna...

5-nooc oo Madax Xanuun ah oo Calaamad u ah Cudurro Nolosha Khatar Ku Ah

Madax xanuunku waxa uu noqday wax iska caadi ah oo in badan oo inaga mid ah aaney wax walwal ah aaney ka qabin, laakiin...

Guul Laga Gaaray Qalliin Kii Ugu Horreeyay ee Aadane Madax Loogu Tallaalo

Markii uu marar badan ka hadlay, in qalliinkii koowaad ee dunida ee madax lagu tallaalao oo lagu guulaysto uu sameyndoono, waakan dhakhtarka Talyaaniga ah...

Caanuhu Miisaanka Jirka Miyay Kordhiyaan Mise Way Dhimaan?

Dadka qaar waxay u haystaan in caanuhu miisaanka dhimaan, halka kuwa kalena ay leeyihiin miisaanka ayay kordhiyaa. Hadaba, xaqiiqada dhabta ah maxay tahay? Caanaha lo'da...

Iska Ilaali.. Maacuunta Dhalada ah ee Midabadu Ku Xardhan yihiin oo Halis Caafimaad oo...

Daraasad ay sameysay jaamacadda Plymouth ee dalka Britain ayaa lagu ogaaday in  weelka dhalada ah ee midabada leh ay khatar loo dhinto leeyihiin, gaar...

Ugu dambeyn.. Saynisyahanno Helay “Sirta” Cirrada iyo Bidaarta Ka Dambeysa

Waxaa hubaal ah in mar un tintaadu cirroobeyso, dadka qaar marka ay cirro madaxooda ku arkaan waxaa ku bilowda walwal ah in ay dhanka...

Saynis-yahannada oo Ka Digaya Khatarta Raashinka La Cuno Hurdada Ka Hor

Koox saynisyahanno ah oo ka tirsan jaamacadda Qaranka ee dalka Mexico ayaa sameeyay daraasad ku saabsan cuntada la cuno hurdada ka hor iyo saameynta...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...