Daahrog Cusub..Sida Noocyada Dhiigga A iyo B loogu Bedeli Karo O!

Saynisyahnno ka tirsan Jaamacadda Columbia ayaa daahrogay bakteeriya suuragal ka dhigeysa in noocyada dhiigga B, A loo bedeli karo (O) oo si aad ah...

Cudur Aan La Garaneyn oo Ku Dhacay 300 oo Kun oo Qof…Dhakhaatiirtu Malaayiin Qof...

Dhakhaatiir Mareykan ah ayaa ka digay cudur halis ah oo ku faafaya daafaha kala kala duwan ee Mareykanka, cudurkan ayaa sababi kara istaroog. Sida ay...

Waddooyin Caafimaad (5) oo Lagula Dagaallamo Riyooyinka Cabsida Badan

Dadka qaar waxey si joogta ah u arkaan habeen kasta riyooyin argagax badan oo ay xilliyada qaar hurdada uga sasaan oo u keenta hurdo...

Qeyb Ka Mid ah Maskaxda oo Keenta Welwelka, Shakiga & Niyad Jabka oo La...

Koox saynisyahanno ah oo ka tirsan culumada neuroscientists ayaa ku guuleystay iney helaan goobta maskaxda ee mas'uulka ka ah shakiga, welwelka iyo niyad jabka....

Hurdada Badani Khatartan Caafimaad Ayey Leedahay (Daraasad Cusub)

Daraasad cilmiyeed cudus oo ay sameeyeen cilmi-baarayaal Ingiriis ah ayaa daahrogtay khatarta hurdada badani ay leedahay, taas oo waqtigeedu uu ka badan yahay 8...

(7) Sababood oo Dadku Inta Badan Ay u Dhintaan.. Siyaabaha Looga Dhowrsan Karo

  Waa maxay sababaha ugu badan ee dadka dunida ay u geeriyoodaan? Dagaallada, shilalka gaadiidka mise dambiyada, maya, sababahaas oo dhan maaha kuwa ugu badan...

Hurdo Yaridu Waxey Keentaa Asaasaq Xilli Hore ah.. Madaxweynahan Ayaana Tusaale u Ah

Khubarada caafimaadku waxey arkaan in hurdadu ay tahay wadada ugu wanaagsan ee looga dhowrsado cudurro badan, labo ka mid ah cudurrada casriga ee reer-galbeedku...

Cilmi ahaan: Haddii Tani Ay Tahay Mudada Aad Isbuucii Ka Shaqeyso… Waxey u Badan...

Daraasad cusub oo Kanada laga sameeyay lana waday muddo 12 sano oo xiriir ah ayaa lagu ogaaday in dumarka shaqeeya 45 saacadood wax ka...

Cilmi-baaris: Buurnida oo Bedesha Qaab Dhismeedka Guud ee Wadnaha Dadka Dhalinyarada Ah

Daraasad cilmiyeed cusub oo ay sameeyeen cilmi-baarayaal Mareykan ah ayaa daaha-ka-rogtay in buurnidu ay keento dhiig-kar iyo wadanaha oo weynaada, arrintaas oo hordhac u...

5 tallaabood oo Fudud oo Lagaga Dhowrsan Karo Cudur Dilaa ah

In nidaamkaaga cunno uu noqdo mid caafimaad waa arrin wanaagsan, laakiin waxaa dhici karta inaaney kaa hor istaagi karin in kansarka xiidmaha uu kugu...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...