Cashada oo La Cuno Xilli Hore Habeenkii oo Looga Dhowrsado 2 Cudur oo Halis...

Daraasad Spain laga sameeyay oo cusub ayaa sheegtay in dadka casheeya Sagaalka habeennimo ka hor ay ka dhowrsadaan cudurrada khatarta ah ee kala ah...

Qaramada Midoobay oo Ka Digaysa: La Dagaallanka “AIDS” Marxalad Khatar ah Ayuu Gaaray

Barnaamijka Qaramada Midoobay ee la dagaallanka AIDS-ka ayaa warbixin cusub oo uu soo saaray ku dhawaaqay in la dagaallanka cudurka uu marayo heer khatar...

Ragga oo Kaliya… 3 Calaamadood oo Ku Tusinaya Inuu Cudur Ku Hayo

Xilliyada qaar waxaan isku aragnaa calaamado digniin u ah cudurro inagu soo foolleh inagoon fahamsaneyn khatar inta ay gaarsiisan tahay, sidaa darteed; caalamadaha qaar...

Dabbaashu Sports oo Kaliya Maaha .. Faa’iidooyin Badan Ayaa Laga Helaa

Dabaashu waxey ka mid tahay sprots-ka ugu muhiimsan oo dadka oo dhan u wanaagsan, waxaa ku adkaada lafaha oo ku toosa, waxeyna ka mid...

War Farxad leh.. Horumar Yididiilo Leh oo Laga Gaaray Tallaal Cusub oo Aids-ka Lagula...

Daraasad cilmiyeed ayaa daahrogtay tallaal waqtigiisii tijaabada ku jira oo loogu talagalay in lagula dagaallamo cudurka HIV Aids, kaas oo dadka ka difaacaya inuu...

5 Caado oo Fudud oo Aad Uga Hortagi Karto Cuduradda Casriga Kan Ugu Khatarta...

Cudurka Alzheimer-ka saameyn kuma yeesho qofka uu ku dhac oo qura ee waxa ay saameyntiisu u gudubtaa dadkii ay is-jeclaayeen oo noqda kuwo aan...

Daraasad Cilmiyeed: 850-milyan oo Qof oo La Dhibaatoonaya Cudurrada Kalyaha

Daraasad cilmiyeed dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in cudurrada kalyo xanuunku ay noqdeen "Dilaa qarsoon", waxa qaba in ka badan 850-milyan oo qof...

Fadhiga Mudada Dheer oo Laga Qaado Cudurro Badan oo Halis Ah (Cilmi-baaris)

Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in kursiga oo waqti badan la fadhiyaa ay tahay arrin aad u khatar badan. Daraasaddan oo ay...

Daraasad: Daalka Shaqada oo Indha La’aan Keeni Kara!

Xilligan aan ku jirno daalka shaqada aad ayuu u badan yahay, saacadaha shaqada ee dhaadheer, waqtiga nasashada oo iska kooban. Daalka tirada badan waxaa...

Daraasad Cusub oo Daahrogtay Khatarta Daalku u Leeyahay Dhakhaatiirta

Kubaro ka tirsan Jaamacadda Salisbury ee dalka Mareykanka ayaa hoosta ka xarriiqay in daalka dhakhaatiirta uu dhibaato ku yahay nolosha bukaanka. Natiijada daraasaddan laga gaaray...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...