Xiriirka Joogtada ah Ee Waalidku La Leeyaha Goobta Waxbarashada oo Nacfiga Ugu Badan Ardaygu...

Xiriirka wanaagsan ee joogtada ah ee waalidka, maamulka, macallinka iyo Ardayga ayaa kaalin lixaadleh ka ciyaara kobcinta garaadka waxbarasho ee ardayga iyo xoojinta kaalintiisa...

9 Website oo Muhiim U ah Ardayga Doonaya Inuu Waxbarashadiisa Heersare Ka Gaaro

Haddii aad tahay arday ku gudo jira waxbarashada jaamacadeed amaba dhigta dugsi sare oo aad u tayo sarreeya, waxaa hubaal ah inaad u baahan...

Qorsha Sanadeedka Waalidka ee Dhinaca Waxbarashada Ubadkooda

Waalid walba waxa uu jecelyahay amaba uu rajaynayaa in ubadkiisu  ay ku guulaystaan waxbarashadooda,hasa yeeshee culayska waxa ay saaraan sidii ay dhar  buugaag iyo...

Takhasusyo Aan Caan ahayn oo La Filayo Iney Noqdaan Mustaqbalka Suuqa Shaqada Adduunka

Marka aad ku fakareyso inaad jaamacad ku biirto, arday kastaa waxaa maskaxdiisa ku jira inuu ku biiro kulliyadaha Caafimaadka iyo Engeneerinka oo la aaminsan...

Dhalinyaro Heer Jaamacadeed ah oo Ka Hadlay Sababihii ay U Doorteen Ciidanka Booliska

Qaar ka mid ah aqoonyahanka dhameeyay jaamacadaha dalka ayaa doortay iney ku biiraan ciidanka booliska iyagoo sheegay sababo kala duwan oo ku kalliftay iney...

Natiijada Imtaxaankii Mideysnaa ee Wasaaradda Waxbarashada DFS oo la Shaaciyay

Imtixaankii mideysnaa ee wasaaradda waxbarashada DFS ee mudada dheer la sugaya ayaa Khamiistii shalay natiijadiisa la shaaciyay iyadoo la sheegay iney imtixaanka ku baaseen...

Warbixin: Wasaaradda Waxbarashada oo 41% Loo Kordhiyay Miisaaniyadda 2017 ee DFS

 Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa todobaadkan waxa ay golaha shacabka hor geysay miisaaniyadda dowladda federaalka ah ee 2017-ka iyada oo isbedel ku sameysay...

Wasiirka Waxbarashada DFS: Waxaan Dooneynaa Inaan Abuurno Wasaarad Awood leh oo Shaqeynaysa oo Ay...

Wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo ka hadlay gabagabadii shirka wasaaradda mudada labada maalin ah uga socota xarunta akadamiyada cilmiga,...

Wikipedia oo Xayaysiimaha Ka Heli Karta 2.5 bilayn oo Dollar..Hadaba Yaa Maalgeliya?

Wikipedia waa websiteda 5-aad ee ugu caansan dunida; waxaa laga helaa 40 milyan oo maqaal iyo 15 bilyan oo booqasho ah sanadkiiba dad ku...

Ardayda Barta Xisaabta iyo Physics-ka Adeeggan Waxa uu Kuu Sahlayaa Qoraalka Astaamaha Xisaabta

Inbadan oo ka mid ah ardayda barata physics-ka iyo xisaabta ayaa u baahan iney si joogta ah ula falgalaan astaamaha xisaabeed ee kala duwan,...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...