7-Tallaabo ee Lagama Maarmaan u Ah Guulaha Shirarka Miro Dhalka ah ee Waqtigoodu Go’an Yahay

  Qofka wax uga dhib badani ma jiro shirarka aan waqtiga lahayn oo iska socda. Sidaa darteed, markii aad tahay mas'uulka ugu sarreeya waxaa waajib...

8 Su’aalood oo Kuu Sharraxaysa Imtixaanka “YÖS” ee Furaha u Ah Geliska Jaamacadaha Turkiga

Arday badan oo Soomaaliyeed iyo kuwo kale oo ajaanib ah ayaa aad u xiiseeya iney wax ku bartaan gudaha Turkiga, maadaama ay ka dhisan...

Shaqaale Kaliya oo Ku Filan Inuu Dhulka La Galo Company Dhan.. 5 Waddo oo...

  'Tufaax kaliya ayaa halleeya tufaax farabadan', 'Baruur kaliya ayaa qurmisa baruuro badan'. Maqaal lagu qoray wargeyska "Harvard Business Review", ayaa khubaradii soo diyaarisayay waxay aad...

5-ta Website ee Ugu Muhiimsan ee Laga Helo Koorsooyin Waxbarasho oo Bilaash ah.. Mac’hadka...

Horumarka dhanka teknoolojiyadda iyo cilmiga ee laga gaaray maalmahan aan joognno in badan oo ka mid ah waxaad ka helaysaa internet-ka oo noqday goobaha...

Buugaagta aan Akhrinno Maxaan u Illownaa… 3 Istiraatiijiyadood ee Lagu Gaaro Xasuusta Mudada Dheer

Yaa awood u leh inuu ka waramo buug uu muddo ka hor akhriyay amaba uu hadda akhrintiisa dhameeyay, maxay u suurtogeli la'dahay inaan dib...

Buug Isbarbardhig Ku Sameynaya Madaxweyne Trump & Maafiyada oo Dhawaan Suuqyada Soo Galaya

  Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weli sii wada dagaalka afka ah ee uu kaga hortagayo buugga maamulihii hore ee FBI, James Comey oo lagu...

E-mail ka & Gawaadhidu Qiimo Lama Laha.. Maxaad Ka Taqaannaa Jiilka “Z” ee Isku...

Jiilka jaamacadaha soo gala xilligan aan joogno waxey challenge xoogga ku yihiin macallimiinta jaamacadaha, caadooyinkii hore jaamacadaha uga jiray kuma dhaqmaan, aragti goonni ah...

5-ta Buug ee Noloshaada Wax Badan Ka Bedeli Kara

Warren Buffett oo ka mid ahaa ganacsatadii Mareykanka ugu caansaneyd, markii wax laga waydiiyay sirta uu hantida ku tacbay, waxa uu ku jawaabay waxaan...

7-Faa’iido oo Laga Helo Akhriska Codka Dheer… Waaddo Sahlan oo Akhriska Ka Dhigeysa Mid...

Waxaa lagu kala duwan caadooyinka dhanka wax akhriska, waxaa jira dad xoogga saara akhriska aamusan, halka kuwo kale ay cod dheer wax ku akhiryaan...

Dalxiiska Buugaagta: Sababta Ugu Badan ee Shirkadaha Hoos-u-Dhaca u Keenta

Kulligeen waxaan jecelnahay inaan noqonno dad taajiriin ah, waxaa dooneynaa inaan guuleysanno, waxaan rabnaa inaan helno mashaariic heerka aan joogno inaga qaada oo heer...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...