Saddexda Qaacido ee La Raaco Marka La Gaarayo Go’aannada Waaweyn ee Dhanka Nolosha… Waxaa...

  Dhammaanteen waxaa qaadannaa go'aanno akhlaaqeed oo aasaas nidaamsan leh, qaarkood waa go'aan hoosaad iska caadi ah, sida; inuu saaxiibkaa kaa codsado inaad ra'yigaaga u...

Sideed Uga Adkaan Kartaa Cododka Dhaliisha ah ee Maskaxdaada Ka Dhex Guuxaya

  Waxaa jira dhaqan dhibaato badan inteenna badan si joogto ah inoo ugaarsada, waa inaan dhageysanno codka dhaliisha ah ee maskaxdeenna ka dhex guuxaya nafteenana...

Qaar Ka Mid Ah Siraha Cilmiga ah ee Daahsoon Fasiraadooda Aan Weli Lahayn

  Website-ka FB.ru ee dalka Ruushka laga leeyahaya ayaa sameeyay warbixin uu kaga hadlay siraha cilmiga ah ee weli fasiraadooda ay ku fashilmeen culumada-sayniska. Iyadoo...

5 Tallaabood oo Aad Ku Gaari Karto Himilooyinkaaga Nolosha

  Dadka intooda badani way yaqaanaan sida ay u dejistaan ahdaaf nololeed oo ku salaysan habka "SMART", laakiin dhibaatada ay waajahaan ayaa ah wadiiqadii ay...

Ma Dooneysaa Inaad Luqad Cusub Ku Barato 3-bilood?!.. 5-tan Caqabadood Ka Gudub

  Cidina kuma dhihi karto waxaan kuu haynnaa xal cajiib ah oo aad sida kiniinka oo kale u qaadanayso dabeedna aad is arkayso adigoo waxwalba...

12-Xaqiiqo oo Ku Saabsan “Stephen Hawking”.. Waxa uu Odorasay In Aadanuhu Dabbargo’ayo 2060

  Arbacadii shalay waxaa geeriyooday caalimkii dhanka Fiisikiska ee Stephen Hawking, iyadoo da'diisu ay sii caga-cageynayso 75-jir. Caalimkan ayaa adduunka kusoo kordhiyay aragtiyo muhiim ah oo...

10-Jaamacadood ee Ugu Wanaagsan Adduunka Barashada Cilmiga Dhaqaalaha

  Shirkadda Ingiriiska ah ee Qiimeynta waxbarashada sameysa ee la yiraahdo "QS" ayaa soo saartay qiimaynteedii sanad laha ahayd ee jamaacadaha ugu wanaagsan Adduunka. Qiimeynta "QS"...

5 Sababood oo aad Ku Dooran Karto Takhasuska Business.. Xitaa Haddii aad Takhasus Kale...

  Ma jeceshay inaad barato Business? Ma is weydiineysaa in takhasusuku kugu habboon yahay iyo in kale? Waxaan kaa caawin karnaa inaad go'aan wanaagsan gaarto.. Sababaha...

Minxiyooinka La Helaa “Chevening” oo Qura Maaha.. Sidee Minxo Waxbarasho oo Dhameystiran Looga Helaa...

  Bisha Feburay ee sanad kasta ayaa ardayda waxaa loosoo diraa natiijada minxada dowlaadda Ingiriisku bixiso ee "Chevening" loo yaqaanno, waa "deeqda waxbarasho" ee ugu tartanka...

9 Macluumaad oo Aadan Ka Ogeyn “Tim Berners-Lee” Aas-aasaha Shabakadda Internet-ka

  Waxaa la sugayaa in lagu casuumo shirka caalamiga ah ee isgaarsiinta adduunka ee ka dhacay March 28, 29, Expo Center ee Sharjah ku yaalla,...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...