Dalxiiska Buugaagta: Ha Kala Qeybin Farqiga

Barnaamijka dalxiiska buugaagta waa mid todobaadle ah oo aan kolba idinku soo gudbinno mid ka mid ah buugaagta aan is leenahay waxbaa laga faa'id...

Wax Badan Ka Baro Muhiimadda Uu Leeyahay Cilmiga Bulshada

Cilmiga bulshada waxaa loo aqoonsan yahay inuu ka mid yahay culuumtii ugu horreeysay ee aadanuhu uu baaro, waa cilmi daraaseeya aragtida kala duwan iyo...

Dalxiiska Buugaagta: Xeerarka Maskaxda

Waxaan idiin soo gudbineynaa si kooban buug uu qoray saynisyahan caan ah oo waxyaabo aad u muhiim ah ka sheegay xeerarka maskaxda oo loo...

Waa Sidee Nolosha Qofka Caalimka ah?

  Waxaa dhici karta iney si wanaagsan uga warrami karaan qoysaska culumada iyo saaxiibadood oo si fiican uga war haya noloshooda khaaska ah. Laakiin waxaaney...

13 Qodob oo Horseeda Guulaha  Dhinaca Maamulka

Si maamulka shirkadaha iyo maamul kastaa u tiigsado guusha meesheeda ugu sarreysa, waxaa lagama maarmaan ah in la ilaaliyo waxyaabaha guusha tiirarka u ah...

Hubka Qarnigan 21aad ee Adduunyadu Ku Dagaalameysaa Nukliyeer Ma aha!

Saynisyahanno badan ayaa aaminsan in xilligan dunida lagu tartamayo hubka ka duwan Nukliyeerka iyo guud ahaan hubka noocyadiisa kala duwan, hadaba muxuu yahay hubka...

Hurdo Xumida oo Saameyn Taban Ku yeelata Qaabka Waxbarasho ee Ardayda Jaamacadaha

Cilmibaaris cusub oo laga sameeyay dalka Mareykanka ayaa ka digeysa hurdo yaraanta oo saameyn taban ku yeelata waxbarashada aradayda Jaamcadaha, waxay  gaabis ka dhigeysaa,...

Admiral Faarax Qare oo Sheegay Iney Furidoonaan Kulliyadda Navigation-ka ee Culuumta Badda

Guddoomiyaha hay'adda cilmibaarista badda Admiral Faarax Axmed Cumar "Faarax Qare"ayaa sheegay iney sanadkan furidoonaan kulliyaddii Navigation-ka ee cilmiga badmaaxidda oo ah  farsamada iyo kaxaynta...

Aqoonyahan Soomaaliyeed oo Loo Doortay Wakiil Goboleedka Bariga Afrika ee Ururka Midowga Jaamcadaha Afrika

Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Prof. Hassan Kaafi ayaa loo doortay inuu noqdo wakiil Goboleedka Bariga Afrika ee golaha sare ee hoggaanka midowga Jaamacadaha Afrika"AAU". Ururka Midwoga...

Tartanka Hal-abuurka Ganacsi ee Ardayda Jaamacadaha Somaliland oo Galaya Wajigiisii Labaad

Tartanka hal-abuurka ganacsi ee ardayda jaamacadaha Somaliland oo si habsami ah uga socday magaalada Hargeysa ayaa isbuuca soo aaddan galaya wajigiisii Labaad oo mid...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...