Ma Dareentay Hoos u Dhac Ku Yimid Tirada Followers-ka Twitter-kaaga? Arrintan Ayaa Sabab u...

Isbedel ku yimid yisaasadaha Twitter Khamiistii July 12. 2018 ayaa la doonayaa in lagu ogaado tirada dadka sida saxda ah u isticmaala barta, 100...

“Horey Uma Aadan Ogeyn”… 3 Xeeladood oo Qarsoon oo Farriimaha La Iskugu Diro WhatsApp

  Wargeyska "The Sun" ee laga leeyahay gudaha dalka Ingiriiska ayaa daaha ka rogay saddex tallaabood oo aad saaxiibadaa kaga yaabin karto marka aad farriin...

Ma Rumeysan Kartid Sida Ay Isku Bedeshay “Teknoloojiyada” Labaatankii Sano ee Lasoo Dhaafay!

Haddii uu qofku u fiirsado hareerihiisa waxa uu si dhakhsiyo ah u arkayaa waxyaabo badan oo is-bedelay, gaar ahaan Labaatankii sanno ee la soo...

Facebook oo $10 Milyan oo Doolar Ku Maalgelinaysa Dadka Leh “Groups” Saameynta Wanaagsan

Shirkadda Facebook ayaa soo bandhigtay barnaamij cusub oo $10 milyan oo dolar ay ugu maalgelinayso groups faa'iidada leh ee dadka barta siticmaala sida wanaagsan...

Madaxa Fulinta Microsoft oo Ka Hadlay Isbedello Baaxad Weyn oo Aadanaha Ku Soo Foolleh

Colud computing oo lagu daran internet-ka, waxaa habboon inaan ku fakarno in dunidu tahay sidii qalab computer ah oo weyn, waa sida uu qabo...

Twitter oo Soo Kordhiyay Adeeg Ay Dadka Barta Ku Xiran Muddo Dheer Sugayeen

  Twitter ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu soo kordhiyay adeeg cusub oo dad badan oo barta ku xiran ay muddo sugayeen, waxa uu...

Bloomberg: Jeff Bezos oo Noqday Shakhsiga Ugu Taajirsan Taariikhda Casriga ah

Tilmaamaha Bloomberg Index ayaa shaaciyay in Jeff Bezos aasaasaha shirkadda Amazon uu sameeyay record cusub uuna noqday ninkii ugu taajirsanaa taariikhdan casirga ah, qofka...

Maxaa Dhacaya Marka Aad Computer-ka U Damiso Hab Aan Sax Ahayn?

Kulligeen waan naqaannaa wadada ugu habboon ee computer-ka loo damiyo, ha noqdo mid desktop ah ama laptop ah, si fudud waxaad ku tagaysa Start>...

Qofkii Ugu Horreeyay oo Safar Dalxiis Ku Aadaya Dayaxa

Maamulaha fulinta ee shirkadda Space X "Elon Musk" ayaa shaaciyay magaca qofkii ugu horreeyay ee safar dalxiis ku aadaya dayaxa, waxa uu sheegay inuu...

Dadka Isticmaala “Snapchat” oo Aad Uga Careysan Cusbooneysiintii Ugu Dambeysay.. Ogow Sababta?

Dadka isticmaala Snapchat ayaa dareenkooda ku cabiray sida ay uga xunyihiin dib u cusbooneysiintii ugu dambeysay ee barta lagu sameeyay, waxay dhibaato kala kulmeen...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...