Mobile-llada Ugu Qaalisan Adduunka.. Lacagtooda Ma Maleysan Kartid!

Dad badan waxey ku dhib qabaan go'aan qaadashada iibka mobile cusub, waxaa suuqa yaalla mobilello kala gadisan oo ay soo saareen shirkado kala duwan...

Google oo Maamulayaasha Shirkadaha U Ogolaanaya Iney La Socdaan Howlgudashada Shaqaalahooda

Ilo wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in shirkadda Google ee laga leeyahay dalka Mareykanka loo diiwaangeliyay qalab cusub oo maamulayaasha shirkadaha u ogolaanaya iney...

Nikola Tesla… Caalimkii Daahrogay “Remote control”

Nikola Tesla, waxa uu ka mid ahaa daahragayaashii ugu wanaagsanaa Adduunka, waa physics-yahan, engineer koronto iyo mid makaanig intaba isku noqday, waxa uu ku...

Shirkadda Apple oo Qorshaynaysa iPhone In uu Bedel u Noqdo Baasaaboorka!

Daahrog (Patent) cusub ah oo loo diiwaageliyay shirkadda Apple ayaa tilmaamaya doonista shirkadda in mobile-keeda iPhone loo bedelo baasaaboor qofka wata aqoonsigiisa gaarka ah...

Wax Ka Baro “Ronald Wayne” … Waxa uu Ka Mid Ahaa 3-dii Nin ee...

Shirkadda Apple ayaa noqotay shirkaddii ugu horreeyasay ee qiimaheeda suuqa uu gaaro "Trillion" dolar. Dunida waxaa dib loo xasuustay bilowgii hore ee shirakadda teknoolojiyadeed...

Shirkadda Facebook oo Maalgelin Ku Sameynaysa Warbaahinta Caalamka

Shirkadda Facebook ayaa ku dhawaaqday iney maalgashi cusub oo qiimihisu yahay 4.5 milyan oo dolar ay gelinayso warbaahinta warka sameysa ee caalamiga ah. Shirkaddan teknoolojiyada...

Ka Dib Muddo Dheer oo La Sugayay..  Dadbadan oo Marqura Muuqaal Ku Wada Sheekeysan...

Shirkadda WhatsApp ayaa ku dhawaaqay in wada sheekaysi kooxeedka muuqaalka ah loo sii daayay labada nidaam iOS iyo Android laga bilaabo Talaadadii la soo...

Wax Ka Ogow.. “Sheryl Sandberg” Haweenayda Ugu Muhiimsan Gudaha Shirkadda Facebook

Haddii aad daneyso dunida teknoolojiyada waxaa hubaal ah inuu ku soo maray magaca "Sheryl Sandberg", oo si joogta ah aad ugu maqashay wararka ku...

Wax Ka Baro.. “Sundar Pichai” Ninka Reer India ee Maamula Shirkadda Google

Sundar Pichai, waxa uu ka mid yahay shakhsiyaadka teknoolojiyada ku caan baxay hoggaamintiisa xikmadda leh ee shirkadda Google awgeed, isagoo ka soo jeedaa qeys...

Wax Ka Baro.. “Paul Allen” Cabqarigii Wadaayga Kula Ahaa “Bill Gates” Aasaaska Shirkadda Microsoft

Waan wada naqaannaa dhammaanteen qofka uu yahay Bill Gates, inuu sanado badan ahaa ninka adduunka ugu taajirsan, waxaan ognahay in uu yahay aasaasaha shirkadda Microsoft,...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...