Daraasad: 18% Dhalinyadada Mareykanka oo Adeegsada Sameecadaha Dhagaha ee Smarts-ka ah… Bedelka Radio-ga

Daraasad cusub oo ay sameysay xarunta NPR iyo Edison Research ayaa daahrogay in ku dhawaad 18% dadka Mareykanka ee gaaraya 18 jir iyo da'da...

Bloomberg: Jeff Bezos oo Noqday Shakhsiga Ugu Taajirsan Taariikhda Casriga ah

Tilmaamaha Bloomberg Index ayaa shaaciyay in Jeff Bezos aasaasaha shirkadda Amazon uu sameeyay record cusub uuna noqday ninkii ugu taajirsanaa taariikhdan casirga ah, qofka...

Ma Dareentay Hoos u Dhac Ku Yimid Tirada Followers-ka Twitter-kaaga? Arrintan Ayaa Sabab u...

Isbedel ku yimid yisaasadaha Twitter Khamiistii July 12. 2018 ayaa la doonayaa in lagu ogaado tirada dadka sida saxda ah u isticmaala barta, 100...

Arday Ingiriis Ah oo Horumarin Ku Sameeyay Qalab Cusub oo Xawaaraha Badmaaxa Si Aan...

Arday jaamacadeed oo la yiraahdo Archie O’Brien ayaa sameeyay qalab cusub oo suuraggal ka dhigaya in badmaaxyada ay si wanaagsan uga faa’iideystaan xilliga ay...

Waa Kuma “Jeff Bezos”.. Aasaasaha Amazon & Shaqsiga ugu Taajirsan Adduunka

Jeff Bezos, waa maalqabeenka dunida ugu taajirsan, mid ka mid ah ragga tekoolojiyada ka ganacsada casirgan, waa aasaasaha shirkadda Amazon isla markaana maamula, waxa...

Daraasad: Moble-ka iPhone oo Astaan u Ah Ladnaanta Qofka

Daraasad ay sameysay jaamacadda Chicago ee dalka Maryekanka ayaa lagu ogaaday qof haysta mobile iPhone ay ku tusuneyso ladnaantiisa. Khubaradii daraasadda wadday waxey yiraaheed...

3 Qof oo Teknoolojiyada Ka Ganacsada oo Markii Ugu Horreysay Ugu Sare Maray Liiska...

Mark Zuckerberg aasaasaha iyo maamulaha fulinta ee shirkadda Facebook , ayaa horumar weyn ka sameeyay liiska kala sarreynta dadka ugu taajirsan Adduunka, waxa uu...

Ka Digtoonow.. Adeegga “Stylish” ee Chrome iyo Firefox oo Dhaqdhaqaagaaga Internet-ka Lagula Socon Karo

Koox cilmi-baarayaal ah oo ka tirsan ammaanka internet-k ayaa daahrogay adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay Google Chrome iyo Mozilla Firefox lagu gaari karo...

Mac’hadka Isgaarsiinta Qaranka oo Dib Loo Howlgeliyay

(Muqdisho, 5ta Luulyo 2018) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa dib u hawl-gelisay Machadka Tababarka Isgaarsiinta Qaranka oo hoos tagi jiray Wasaaradda, kaas oo...

3 Arday oo Hindi ah oo Soo Saaray Kursi Iskii Isku Kaxeynaya

3 arday oo India u dhashay ayaa waxey horumarin ku sameeyay kursi is-kaxeynaya, waxey ugu magac dareen Self-E, kaas oo qofka isticmaala si nabad...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...