Mataankiisa ayuu Qoorta u Geliyay Dambi 16 sano oo Xabsi ah.. Sheeko Layaab Badan...

  Booliska Peru ayaa gacanta ku dhigay maxbuus mataankiisa oo booqasho ugu yimid suuxiyay, booskiisa u bedelay kadibna baxsaday. Sida ay qortay jariidada "The Times" Jimcihii...

Washington oo Hoos u Dhigtay Miisaaniyada Ay QM Ku Bixiso $285 Milyan Sanad Maaliyadeedka...

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in $258 milyan ay ka jari doonto sanadka 2018 qaaraanka sanad laha ah ee ay siiso Qaramada Midoobey. Ergayga Mareykanka u fadhiya...

Todobada Caado ee Muhiimka U ah Horumarinta Shaqada Maskaxda Aadanaha

Webiste-ka "Forbes" ayaa sheegay iney jiraan caadooyin caqliga ku garabsiinaya inuu wanaagsanaado shaqooyinkiisana uu sii horumariyo. Caqligu waa xubinta ugu muhiimsan ee jirka aadanaha, marnaba...

Daraasad Daaha ka rogtay “Lama Filaan” Ku Aaddan Tirada Muslimiinta Ku Nool Yurub

Daraasad uu sameeyay markaska cilmibaarista "Pew" ee dalka Mareykan ayaa sheegaysa in tirada Mulimiinta ee Yurub ay sii kordhaysa xitaa haddii la joojiyo dadka...

Waxwalba oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato “Derbigii Berlin” oo Maanta oo...

Gidaarka Berlin waxa uu ku caanbaxay inuu ahaa darbigii ugu horreeyay ee lagu kala teedo dad isku hal waddan ah xilligii kala qeybsanaanta Labada...

Cilmibaaris: Maacuunta oo La Mayro iyo Dharka oo La Laalaabo Waxay Dheereeyaan Cimriga!

Cilmibaaris cusub oo dhawaan soo baxday ayaa sheegaysa in maacuunta oo la dhaqo iyo dharka oo la laalaabo aaney ku koobneyn howlmaalmeedka guriga ee...

Maanta oo kale.. Waxaa Geeriyooday Caalimkii Physics-ka ee Pakistan Maxamed Abdul Salam

Mohammed Abdul Salam, waa caalim ku takhasusay physics-ka oo u dhashay Pakistan, waxa uu ku guuleystay abaalmarinta Nobel Prize physics-ka ku guuleystay sanadkii 1979-kii. Waxa...

21-ka November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

21-ka Novembar waa maalin ku wayn umadda Soomaaliyeed, waxayna ku asteesan tahay maalinta macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba looga dabaaldago. 1974-tii...

Trump oo Dib Uga Noqday Go’aan uu Kasoo Saaray “Maroodiga”

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo bartiisa twitter-ka soo dhigay qoraal ayaa sheegay inuu la noqday go'aan uu horey uga soo saaray in foolka maroodiga...

Cilmibaaris: Labada Caado ee Qofka Ka Dhigta Mid Asaaggii Ka Da’weyn

Joornaal cilmiyeed oo caan ah ayaa faafiyay daraasad ku saabsan waxyaabaha saameynta ku yeesha muuqaalka qofka iyo isbedelka Physiological-ka jirka ku dhaca, taas oo...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...