4-Xeeladood oo Lacagta Lagu Kaydsado… Waxaa Dhici Karta Qaarkood Inaaney Ku Cajabgelin… Hantiile...

  In lacag meel la dhigto waxay kaa garabsiisaa inaad xilli hore howlgab noqoto si aad nolosha ugu raaxaysato, waxaa dhici karta inaad dhisato guriga...

Sideed Uga Falcelin Lahayd Afxumada Saaxiibkaaga Shaqada?

Si lama filaan ah waxaa dhici karta in saaxiibkaaga shaqada uu kasoo duulo erayo aadan jeclaysan oo ku xanuujiya. Isaguna uu u arki karo...

Caadooyinka 6-da ah ee Lagu Garto Dadka Garaadkoodu Hooseeyo!

Ma aaminsan tahay xilli kasta inaad tahay qof waddo sax ah ku taagan, dadka kalena ay khaldan yihiin? Ma Ka carartaa mas'uuliyadaada, khaldaadka aad...

10 Waxyaabood oo Kaa Dhigaya Qof Asaaggii Ka Garaad Sarreeya

Waxaa dhici karta iney dhammaanteen ina saameysay oraahda ahayd "Caqliga waa lagu dhashaa" oo marar badan dhagaheenna kusoo duuli jiray yaraanteennii, markaa xaaladdu waxay...

12 Jir Soomaaliyeed oo 1aad Ka Galay Tartan Caalami ah oo Akhrinta Qur’aanka Kariimka...

12 jir u dhashay dalkeenna Soomaaliya oo la yiraahdo Maxamed Cabdullaahi Aadan ayaa abaalmarin u helay lacago $7000 oo dollar ah kadib markii uu...

10 Sababood oo Raggu Uga Raagaan Guurka .. Qaarkood Xalkoodu Wuu Fudud Yahay

Weli ma ku fakartay iney jiraan sababo loo aaneyn karo in ragga qaar ay doobnimo ugu raagaan? daraasad cusub oo la sameeyay ayaa lagu...

14 Arrimood oo Aasaasi u Ah Horumarinta Nafta ee Xilliga Waxbarashada

Inaad noqoto qof nidaamsan waa aasaas aad ku gaari karto natiijooyinka ugu wanaagsan ee dhanka waxbarashada, waa nude aasaasi ah oo marna aan laga...

Daraasad Cusub: Internetka oo Ardayda Niyad-Jab iyo Walwal u Horseeda

Cilmibaaris cusub oo uu soo saarey barnaamijka Qiimeynta Ardayga ee Caalamiga ah, ayaa lagu ogaaday in ardayda UK ay yihiin kuwa ugu badan  mushakiladaha...

Ardayda Jaamacahada Muqdisho Qaarkood oo aan Ka Wareysannay Qiimaha Wax Akhrintu Ay Leedahay

Tiir dhexaadka waxbaarshada ayaa ah akhris qof kastaa oo jecel horumar waxbarasho waxaa lagama maarmaan u ah in uu u guntado wax akhrinta  u...

Qof Kaliya oo Kaa Hortaagan Inaad Maalqabeen Noqoto!

  Xiriirka aad dadka kale la leedahay ma saameeyo xaaladaada nafeed oo qura ee waxa uu saameyn ku yeeshaa ilahaaga dakhliga, waana aragtida ay dadka...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...