4 Tallaabood oo Looga Gaashaanto “Madax Xanuunka” Maalinta Koowaad ee Soonka

  Dad badan ayaa waxay si sanadle ah ula kulmaan mushkilad soo noqnqota bisha barakeysan ee "Ramadaan", gaar ahaan maalmaha koowaad marka uu jirkoodu la...

Ha Ku Soo Celcelin Gudaha Shaqada… Jumladda Ugu Khatarta Badan ee Dhibaatada Ku Ah...

Inaad ka cudaddaarato khalad aad gashay waa wadada ugu dhakhsiyaha badan ee khilaafka lagu xallin karo, iyadoo aan ognahay inaaney dadka qaar u sahlaneyn...

Sidee Bay Ugu Suuraggaleysaa Qofka Caadiga ah Inuu Maalgashado Dahabka? 6 Waddo ee Dahabka...

Dahabka waxa uu leeyahay sumcad wanaagsan oo dhanka suuqa ah, waa asset hantida lagu kaydsado, gaar ahaan maalgashiga dahabka waa wadiiqo ku habboon qofka...

5 Xaqiiqo oo Oohinta Ku Saabsan… Dumarku Sanadkii Cecelis Ahaan Waxey Ilmeeyaan 64-Jeer

Jariidada "donnamoderna" ee dalka Taliyaaniga ka soo baxda ayaa qortay warbixin ay kaga hadashay 5 xaqiiqo oo Oohinta ku saabsan inta badanna aaney dadku...

Caadooyinka 6-da ah ee Lagu Garto Dadka Garaadkoodu Hooseeyo!

Ma aaminsan tahay xilli kasta inaad tahay qof waddo sax ah ku taagan, dadka kalena ay khaldan yihiin? Ma Ka carartaa mas'uuliyadaada, khaldaadka aad...

5 Tallaabo oo Kuu Suuraggelinaya Inaad Caan Ka Noqoto Baraha-bulshada

Waxaa jira dadbadan oo raadiya iney xidigo ka noqdaan Baraha-bulshada, laakiin aan garaneyn wadada saxda ah oo arrintaa loo maro ama sannooyin badan ku...

4-Xeeladood oo Lacagta Lagu Kaydsado… Waxaa Dhici Karta Qaarkood Inaaney Ku Cajabgelin… Hantiile...

  In lacag meel la dhigto waxay kaa garabsiisaa inaad xilli hore howlgab noqoto si aad nolosha ugu raaxaysato, waxaa dhici karta inaad dhisato guriga...

6 Fikir Wax-soosaar ee Horumarka Shaqada Lagu Gaaro .. Iskaga Bax Shirka Caajiska ah!

Billioneir-ka Elon Musk waxa uu guulo waaweyn ka gaaray howlihiisa ganacsi ee teknoolajiyadda iyo space-ka hawada sare, waxa uu ka mid yahay maamulayaasha ugu...

Mushaarka Ayaa Ka Mid ah… 7-dan Mowduuc Ha Kala Sheekaysan Saaxiibadaada Shaqada

Website-ka FB.ru ee ka soo baxa gudaha Ruushka ayaa warbixin ka diyaariyay in dadka qaar ay arrimo aan habbooney uga hadlaan goobta shaqada iyagoo...

7 Calaamadood oo Ku Tusuniya In Saaxiibkaaga Shaqada Uu Ku Neceb Yahay

  Waxaa kuu suuraggal ah inaad ka fogaato dadka ku neceb noloshaada gaarka ah, laakiin in shaqada dhankeeda lagaa naco ayaa ah mushkiladda ugu weyn...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...