8 Qodob oo Muhiim u ah Tallaabada Labaad ee “Jaranjarada Guusha”

Tallaabada labaad ee lagama maarmaanka u ah jaranrajada guusha waa "Fulin", waxaa lagama maarmaan ah inaad qaaddo labaabooyin fulineed si aad ku gaarto guusha...

Cilmibaaris: Xeelado aad Ku Ogaan Karto Markii Farriin Laguu Soo Diray ay Tahay Mid...

Ma sahlana in beenta la kashifo oo laga ogaado wada sheekaysi toos ah, waxaase taa kasii daran marka la yiraahdo beenta ayaa laga dhex...

4-ta Qof ee Adduunka Gilgilay Maaliyad Ahaan

Dadkii horey u yiri go'aanka iyo doonistu waxay sameeyaan mucjisooyin, waxay ogaayeen in maalin ay jiridoonaan dad faqri ah oo cidina aaney garaneyn oo...

Sideed Lacag ugu Soo Jiidi Kartaa Naftaada.. Raac 3-istiraatiijiyadood

Ma ogtahay markaad lacagta ka hadasho iney lacag kuusoo jiidayso!, waxaa taa kasii muhiimsan marka aad lacagta si wanaagsan uga hadasho waxay kuu horseeddaa...

Ka Fogow Wararka la Xiriira Dhulgariirrada! Dababka! Toogashooyinka! Qaraxyada oo Caafimaadka Naftaada ilaasho

Wararka la xiriira dhadooyinka musiibooyinka ah warbaahinta aad ayay u jeceshahay iney buunbuuniyaan, si ay u heleen akhristayaal farabadan, laakiin bedelkeeda waxay keenaysaa walwalbadan...

6 Caado oo Fudud oo Maalintaada Ka Dhigaya Mid Wacan oo Waxtar leh

Waxaa la yiraahdaa qoraal waxaa laga eegaa cinwaankiisa…shay kasta bilowgiisu waxay markhaati ka tahay dhammaadkiisa, marka aad aragto wax maalinta bilowgeeda kaa xumeeya waxaad...

4-ta Calaamadood ee Lagu Garto Qofka Ku Neceb ee Ku Jir-diidaya

Bani'aadamka dabeecad ahaan waxa uu jecelyahay inuu sameeyo xiriirro bulsho oo wanaagsan, waxa uuna ku dadaalaa inuu mar kasta noqdo qof la jecelyahay oo...

6 Waddo oo Kuu Suurtogelinaysa Inaad Waxwalba Meel Hoose Ka Bilowdo.. Markaad Tiigsaneyso Meelsare

Cidna kama qorsoona iney nolosha ka buuxaan dhacdooyin kala duwan oo qaarkood ay murugo keenaan halka kuwa kalena ay farxad ina siiyaan, qaarkood waxay...

7 Tallaabo oo aad Kaga Hortagi karto Lacag Yarida Bisha Dabayaaqadeeda

  Mushaarkaaga bisha isla markiiba ma bixisaa? marka aad wax bixi bilowdo ma ka joogsan weydaa illaa aad ka dhameyso? Ma u aragta habka aad...

Ka Fogow Habdhaqankan 4-ta ah Si aan Magacaaga Loogu Qorin Liiska “Dadka Loo Careysan...

Waxaa dhici karta inaaney ka mid ahayn waxyaabaha shaqo ahaan waajibka kugu ah, laakiin waxaa shaki la'aan ah in dhanka maamulkaaga shaqada in si...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...