8 Talo oo Kaa Garabsiineysa in Kulankaaga Koowaad ee Jacaylku Noqdo Mid Guulaysta.. Ha...

Inta badan dhinac kasta si aad ah ayuu u soo diyaar garoowaa ballanta koowaad ee dadka guurdoonka ah, iyadoo qofkastaaba uu rajeynayo iney halkaa...

8 Nooc oo Dadka Ka Mid ah Isla Haddaba Xiriirka u Jar!

Sanadkan cusub waxa uu kuu yahay fursad aad saaxiibada xunxun xiriirka ugu jari karto, noloshaadana aad uga goyn karto dadka aan kuu fiicneyn, ha...

Saynisyahanno Helay Goobta Mas’uulka Ka ah Damiirka ee Maskaxda Aadaanaha

Saynisyahanno Ingiriis ah ayaa ogaaday in meel goonni ah oo ka tirsan xuubka maskaxda ee qeybta hore ay mas'uul ka tahay damiirka aadanaha. Daraasad ay...

Noo Soo Qor … Habka Qoraalka Wanaagsan

Maadeeq FM waxay fursad siineysaa akhristayaasheeda u baahan iney fikradahooda wanaagsan bushada la wadaagaan dhanka waxbarashada iyo horumarinta bulshada. Fadlan, Maqaaladaada noogu soo dir (maandeeqfm888@gmail.com ...

3 Caalim oo Reer Mareykan ah oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Nobel Prize-ka Physics-Ka 2017

Saddexda caalim ee kala ah Rainer Weiss, Barry Barish iyo Kip Thorne ayaa ku guuleystay si wada jir ah abaalmarinta Nobel Prize ee physics-ka...

Facebook oo Xirtay Malaayiin Account oo Been-abuur ah

  Shirkadda Facebook ayaa ku dhawaaqday iney xayirto malaayiin account been-abuur ah oo barta laga furanto, waxaana sidaa lagu sheegay bayaan ay shirkaddu soo saartay...

7 Calaamadood oo Ku Tusinaysa In Xiriirka aad La Leedahay Maamulahaaga Shaqda Uu Marayo...

Xiriirka adag ee gudaha shaqada waxa uu hagaajin waxqabadkaaga, laakiin haddii aad; aad ugu dhawdahay maamulahaaga shaqo, waxay kuu soo jiidi kartaa dhibaato ka...

Saynisyahanno: Haddii Ninka Laga Helo Astaamahan 9-ka ah Gacantiisa Ha Siidayn

Kadib markii cululmada-saynisku ay tobonaan sanno baarintaanno kala duwan ku wadeen isku day ay ku ogaanayaan sirta ah in qof jacayl ku dhaco, waxay...

Wariye Daawadayaasheeda Ugu Deeqday $1milyan oo Doolar!

Wariyaha caanka ah ee la yiraahdo Ellen DeGeneres ayaa daawadayaasheeda ku abaalmarisay 1 milyan oo dollar oo deeq lacageed ah. Jimcihii lasoo dhaafay ee February,...

4-ta Calaamadood ee Lagu Garto Qofka Ku Neceb ee Ku Jir-diidaya

Bani'aadamka dabeecad ahaan waxa uu jecelyahay inuu sameeyo xiriirro bulsho oo wanaagsan, waxa uuna ku dadaalaa inuu mar kasta noqdo qof la jecelyahay oo...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...