Sidee Dadka Kale Kuu Arkaan Dhanka Shaqada? Howlqabadkan Samee Si aad Jawaabta U...

Ma sahlana inaad ogaato sida ay dadka kale kuu arkaan, inta badan aragti cad kama haysanno amaba waan ku wareersannahay oo waxba kama ogin....

Sababta Ay Maraakiibtu Ugu Halligmaan “Saddex Xagalka Bermuda” oo La Daahrogay (Cilmi-baaris Cusub)

Khubarada Sayniska ayaa cilmi-baaristoodii ugu danbeysay ku daahrogay sirta ay maraakiibtu ugu halliganto "Saddex xagalka Shaydaan" ee loo yaqaanno saddex xagalka Bermuda, waxey soo...

8 Su’aalood oo Kuu Sharraxaysa Imtixaanka “YÖS” ee Furaha u Ah Geliska Jaamacadaha Turkiga

Arday badan oo Soomaaliyeed iyo kuwo kale oo ajaanib ah ayaa aad u xiiseeya iney wax ku bartaan gudaha Turkiga, maadaama ay ka dhisan...

Daraasad Cusub oo Sheegaysa In Aadanuhu Marba Marka Ka Dambeysa Uu sii Nacasoobayo! Sababtu...

Xilliyadii hore  dadka waxay ahaayeen kuwo aad u caqli badan, waana sida ay inoo sheegayaa imtixaanada heerka caqliga lagu qiyaaso ee  sanadkii lasoo dhaafay,...

Dalxiiska Buugaagta: ‘Beenta Waa Laga Simanyahay’, Stephens-Davidowitz

Buuggan ayaa markii hore qoraagu  uu u bixiyay cinwaan uu macnihiisu ka agdhawaa "Waxa aan ka hadlayaa sida ay u ballaaran yihiin", laakiin ugu...

Technique Sir Ah oo Ay Adeegsadaan Ciidamada Mareykanka oo Ay Suuraggal Tahay Iney Hurdo...

"Insomnia".. Wareerka hurdo la'aanta waa dhibaato haystay malaayiin qof oo dunida daafaheeda kala  duwan ku nool oo aan helin hurdo wanaagsan oo ay ku...

Khasaaraha Maaliyadeed ee Waaweyn oo Ka Mid ah Sababaha Loo Geeriyoodo (Daraasad Cusub)

  Cilmibaaris cusub ayaa daahrogay in khasaaraha maaliyadeed ee waaweyn ay suurtaggal ka dhigto in cimrigu uu soo koobmo, daraasad lagu baareen shakhsiyaad ku hanti...

8 Talo oo Muhiim u ah Ardayda Jaamacadaha Ku Cusub

Fahamka ah kulliyado heersare ah iyo kuwo kale oo hooseeya dalkeenna si khaldan ayaa loo fahamsan yahay; marka jaamacadda laga qalinjabiyo ma jirto kulliyado...

Saylici: Waxaan Ballanqaadaynaa in Cilmiga la Dhiirigeliyo oo Qabyaaladda iyo Siyaasadda Hoos Loo Dhigo

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo maalinimadii shalay ka qeybgalay xafladdii gabagabada arday ka qalinjabisay mac'hadka culuumta beeraha ee abu-riin ayaa sheegay...

Waxbarasho Dugsiga Sare ee Dadka Aragga la’ oo Markii Ugu Horreysay Laga Hirgelinayo Somaliland

Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa sanadkan qorshaynaysa in 18 arday oo kamid ah ardayda araga naafada ka ah loo helo waxbarashada dugsiga sare kadib markii...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...