Lacagta iyo Quruxda Marka Laga Yimaaddo.. Dumarku Maxaa Kale oo Ay Ragga Ku Xushaan?

Culumada Psychology-ga Mareykanka ayaa ogaaday in quruxda iyo lacagta aaney kaligood ku filleyn in lagu hantiyo qalbiga dumarka. Sida ay cilmi-baarayaashu sheegeen lacagtu nin kasta...

Dhalasho Naadir ah Xayawaan Noociisu uu Dunida Ka Sii Dabargo’ayo (Muuqaal)

Beerta la yiraahdo Denver Zoo ee gudaha dalka Mareykanka ayaa waxaa ku dhashay xayawaan Aye-ayes, nooca ugu naadirsan oo dabarg'o ku dhow, waxa uu...

Markii Ugu Horreysay.. Sucuudiga oo Xorriyad Ay Magaalo Kasta Ku Maraan Siinaya Dadka Cumreysanaya

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in markii ugu horreysay loo ogolaanayo dadka Cumraysanaya iney booqdaan magaalooyinka iyo goobaha kale ee loo...

Maxey Dadka Qaar u Neceb Yihiin Iney Dhageystaan Codkooda oo Duuban?.. Cilmiga oo Arrintaa...

Marka aan maqalno codkeenna oo duuban, arrintu waxey noqoneysaa mid lama filaan ah. waxaan aamineynaa inaan maqalnay cod ka duwan kii aan lahayn, kadib...

Ma Rumeysan Kartid Sida Ay Isku Bedeshay “Teknoloojiyada” Labaatankii Sano ee Lasoo Dhaafay!

Haddii uu qofku u fiirsado hareerihiisa waxa uu si dhakhsiyo ah u arkayaa waxyaabo badan oo is-bedelay, gaar ahaan Labaatankii sanno ee la soo...

Waxaa la Furay Hal-xiraalaha Farriin Maldahan oo “Shaydaan” u Yeeriyay Haweenay Baadariyad Ah

Aqoonyahanno Talyaani ah ayaa sheegay iney fureen hal-xiraalaha qoraalka farriinta maldahan xambaarsana oo ku caanka baxay "Farriinta Shaydaanka". Sida ay qortay jariidada "The Times", aqoonyahannadan...

Ra’iisul-wasaaraha Pakistan oo Qasrigiisa Ka Tanaasulay Si looga Dhigo Jaamacad Xukuumadeed oo Aad u...

Ra'iisul-wasaaraha Pakistan Imran Khan ayaa ka tanaasulay qasrigiisii xukuumadda, si loogu bedelo dhismo Jaamacadeed oo heer sare ah. Waxa uu ammar ku bixiyay in guryo...

Nobel Prize -ka Nacasnimada oo La Guddoonsiiyay 10 Cilmi-baaris oo Aan Wax Nacfi Leh...

Xaflad weyn oo si haybad badan loosoo agaasimay ayaa lagu bixiyay abaalmarinnada Harvard ee Nobel Prize Ig ee "Doqonnimada" oo ay ku guuleysteen 10...

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Xaflad Sagootin Ah u Sameysay Arday Deeq Waxbarasho Ka Heshay...

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa sagootisay 13 arday oo dalka Suudaan looga helay deeq waxbarasho. Ardaydaan deeqda waxbarasho loo helay ayaa ka...

Xabbad Laga Maqlay Barxadda Masaajidka Nebiga ee Magaalada Madiina al-Munawara

Nin ayaa xabbad ka riday barxadda Masaajidka Nebiga (N.N.K.H) ee Magaalada Midiina al-Munawara, gudaha Sucuudiga, arrintaas oo keentay in ciidanka ammaanka ay soo farageliyaan,...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...