Maxay Tahay Sababta Iskuulka “15-May” Loogu Wareejiyay Gobolka Benaadir?

  Maamulka Gobolka Benaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa maalinimadii shaly kala saxiixday heshiis Gobolka Benaadir uu kula wareegayo adeegyada logistics-ka ah ee uu ubaahan...

Dugsi Cusub Oo Lagu Baranayo Culuumta Maadiga iyo Diiniga Oo Laga Hirgaliyay Nairobi.

Munaasibad lagu daah furayay dugsiga Cusub oo lagu magacaabo Xaniifa Intargrated Academy,ayaa lagu qabtaya xaafadda soomaalidu degto ee Islii ee magaalada Nairobi ee xarunta...

Sirta Akhriska Wanaagsan Ee Darajooyinka Sare Lagu Gaaro

  Ma is-weydiisay maalinna, sababta uu saaxiibkaa natiijooyinka sarsare u helo, idiinkoo isku iskuul ah, isku hal-macallinna uu wax idiin dhigo. Muxuu kaaga sare maraa? Hubaal...

Galmudug Oo Sheegay Inay Gacanta Kusoo Dhigeen Dooni Kaluumeysi Sharci Dari Ah Ka Waday...

Ciidanka badda maamulka Galmudug ayaa Sheegay inay gacanta ku soo dhigay dooni kalluumeysi sharci daro ah ka waday xeebaha Galmudug, kadib howlgal ay ciidanka...

Maxaad Kala Socotaa Taariikhda & Waxqabadka Akademiyada Soomaaliya ee Cilmiga, Fanka iyo Suugaanka

Dhaqan walba oo dunida ah waxa uu leeyahay dhaqan dhowrayaal u taagan ilaalinta jiritaankiisa, iyadoo laga dhowrayo in uu doorsoomo ama uu minguuro. Akademiyada Cilmiga,...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Socdaal Kormeer Ah Ku Maraya Deegaanada Dhaca...

kormeerka oo qaatay mudo ka badan sagaal cisho ayaa waxaa ku wehlinaya agaasimaha guud xubno kale oo ka tirsan wasaaradda waxbarashada maamulka somaliland. Cabdi Cali...

Qiimaha Tifaftirka & Faafreebku u Leeyahay Qoraaga Da’da Yar

Qiimaha uu tifaftirka iyo faafreebku u leeyihiin qoraaga da'da yar ee Soomaaliyeed waa wax aan la qiyaasi karin, buugaagta ay qoraan iyagoon khibrad badan...

Kulan Looga Hadlayo Xoojinta Xiriira Ka Dhaxeeya Wasaaradda Waxbarashada Puntland Iyo Maamulka Jaamacadda Qur’aanul...

Wafdi ka socda wasaaradda waxabarshada iyo tacliinta sare ee Puntland oo dhawaahana safar ku jooga dalkaasi ayaa kulan la qaatay mas'uuliyiinta jaamacadda Qur'aanul Kariim...

Waxwalba oo Aad Uga Baahan Tahay Maalinta “Dhalinyarada” Soomaaliyeed ee 15-ka May

Qaybo badan oo ka mid ah gobollada kala duwan ee Soomaaliya ayaa maanta oo kale waxaa looga dabbaaldagaa xuska 15-ka May oo ah maalinta...

Sooyaalka Taariikhda Maalinta Farta Soomaaliga oo Maanta oo Kale Ku Beegan

Maanta waxaa 45 sano laga jogaa markii ugu horreysay ee uu soo baxay wargeyskii ugu horreeyay ee lagu qoro farta Soomaaliga, waana isla maalintii...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...