Sirta Akhriska Wanaagsan Ee Darajooyinka Sare Lagu Gaaro

  Ma is-weydiisay maalinna, sababta uu saaxiibkaa natiijooyinka sarsare u helo, idiinkoo isku iskuul ah, isku hal-macallinna uu wax idiin dhigo. Muxuu kaaga sare maraa? Hubaal...

Waa Kuwan Sababaha Ay Waajibka U Tahay In La Daa’imo Xiisadaha Jaamacadda

  Marar badan, ma helno xamaasad ku filan oo nagu riixda inaan joogtaynno ka qaybgalka muxaadaraadka jaamacadaha, waxaa inoo sahlan inaan raadinno cudurdaar aan kaga...

Maxay Tahay Sababta Iskuulka “15-May” Loogu Wareejiyay Gobolka Benaadir?

  Maamulka Gobolka Benaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa maalinimadii shaly kala saxiixday heshiis Gobolka Benaadir uu kula wareegayo adeegyada logistics-ka ah ee uu ubaahan...

Inaad Dhakhtar Noqotaa Maxay Kaaga Dhigan Tahay?

  Arday badan ayaa markay dugsiga sare dhammeeyaan jecel iney dhakhaatiir noqdaan, riyadooda nolsha ee koowaadna ay u tahay iney arkaan iyagoo xiran dharka caanka...

Dalxiiska-buugaagta: Qaacidada 10 Laabka Ee Guusha Nolosha Lagu Beegsado

  Maanta waxaan idiin soo gudbineynaa "soo koobidda" mid ka mid ah buugaagta ugu qiimaha badan adduunka ee kuu suurtoggelinaya inaad noqoto qof nolosha ku...

Maxay Dowladuhu U Daabaci Waayaan Lacago Tiro Badan Si Xal Loogu Helo Mushkiladda Faqriga?

  Maxay dowladuhu faqriga kula dagaalami waayaan daabacaadda lacago tiro badan? Maxaa loo daabici waayaa lacago ku filan si qofkasta oo faqri looga saaro?   Aas-aas...

Labo Bilood Gudahood.. 18 Dhacdo oo Xabad Loo Adeegsaday oo Ka Dhacay Gudaha Iskuulaadka...

  Dilkii arxan darrada ahaa ee ka dhacay iskuulka Florida ma aanuu ahayn kii ugu horreyay ee sanadkan gudihiisa ka dhacday gudaha Iskuulaadka Mareykanka, waa...

90 jir Tafsiirka Ka Bartay Radio.. Muxuu Ugu Baaqay Bulshada & Sheekh Dirir oo...

Barashada tafsiirka qur’aanka waa arrin muhiim u ah qof walba oo muslim ah, dadka intooda badan way ku adag tahay iney wax bartaan gaar...

Deeqaha Waxbarasho ee Caalamiga ah ee Bishan February Aad Codsan Karto

Rabitaanka qofka ee waxbarashada dibadda waa mid arday kastaa ku taamo, qof kasta oo doonaya inuu mustaqbalkiisa hagaajinayaana uu ku fakaro inuu mar un...

5 Talo oo Kordhineysa Aqbaaladda Codsiga Minxooyinka Waxbarasho ee Dalka Turkiga

Bilowga bisha soo aaddan waxaa bilaabaneysa qabashada araajida ardayda minxo waxbarasho ka dooneysa iney ka hesho gudaha dalka Turkiga. Is diiwaangelinta minxada ee ardayda daraasaadka...

Latest article

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...

“Mucjiso Rabbaani Ah”.. Canug Yar oo Afar Lugood Ku Dhashay oo Dhakhaatiirta Ka Yaabiyay!

Canug yar oo dalka India u dhashay ayaa Afar lugood ku dhashay iyo Labo xubnood oo taranka ah, kaas oo ka yaabiyay dadka deegaanka...