Dhibaatooyin Ka Jira Xeebta oo Saameyn Ku Yeeshay Caafimaadka, Bilicda iyo Jillaabatada Kalluunka Muqdisho

Xeebaha Muqdisho ayaa waxaa ka jira dhibaatooyin farabadan oo is biirsaday, meelaha qaar waxaa yaalla sun haraadiga warshadaha, halka goobo kalana ciidii iyo dhagaxii...

Sooyaalka Taariikhda Maalinta Farta Soomaaliga oo Maanta oo Kale Ku Beegan

Maanta waxaa 45 sano laga jogaa markii ugu horreysay ee uu soo baxay wargeyskii ugu horreeyay ee lagu qoro farta Soomaaliga, waana isla maalintii...

Buug uu Qoray Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka FS oo Magaalada Muqdisho Lagu...

Buug uu qoray guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo la magac baxay 'Haybso Dhaqankaaga' ayaa maalinimadii shalay lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. Munaasabadda...

Waa Maxamey Sababta Aaney Waxbarashadu Weli Uga Bilaaban Iskuulka 15 May oo Waxwalbaaba u...

Qunsulka dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Tamer Safwat El-Mahdy oo aan la yeelannay wareysi gaar ah ayaa sheegay in iskuulka 15 May u xayiran yahay...

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Muddo 9bilood ah Kadib Lasoo Gabagabeeyay Dib u Qaabaynta Madaxdeeda...

Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gabagabeeyay dib u qaabayn lagu sameeyay waaxyaheeda kala duwan muddo 9bilood ah ka dib markii ay wasaaraddu...

Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee AIDS-ka: Wax Ka Ogow 7 Xaqiiqo oo Ku Saabsan...

Maanta oo kale, December 1, sanad kasta waa maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka cudurka HIV/AIDS. In maalintan la asteeyo waxaa go'aankeeda gaaray ururka...

Wax Ka Ogow Taariikhda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee “Ciribtirka Gaboodfalka Ka Dhanka ah...

Ururrada Haweenka ee Adduunka ayaa maanta oo kale waxay sanad kasta u bilowda dabaaldagga maalmaha caalamig ah ee ka hortagga dhibaateynta dumarka. Sababta Xuska Maalintan? Maalintan...

21-ka November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed

21-ka Novembar waa maalin ku wayn umadda Soomaaliyeed, waxayna ku asteesan tahay maalinta macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba looga dabaaldago. 1974-tii...

Waxwalba oo aad Uga Baahan Tahay “Yaboohii Balfour” ee Lagu Dhisay Dowladda Yahuudda

Maanta waxay ku beegan tahay 100sano guuradii 1aad ee  yaboohii wasiirka arrimaha dibadda Britain ee lagu aasaaska dowlad ay  Yahuuddu leedahay gudaha dhulka reer...

Warbixin: Saameynta Qaraxii Soobe uu Ku Yeeshay Ardayda Jamaacadaha Muqdisho

Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho 14 bishan, waxa uu saameyn culus oo dhan walba ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxa ugu badan ee uu...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...