E-mail ka & Gawaadhidu Qiimo Lama Laha.. Maxaad Ka Taqaannaa Jiilka “Z” ee Isku...

Jiilka jaamacadaha soo gala xilligan aan joogno waxey challenge xoogga ku yihiin macallimiinta jaamacadaha, caadooyinkii hore jaamacadaha uga jiray kuma dhaqmaan, aragti goonni ah...

90 Daqiiqo oo Caruurta Ka Fogeyn Karta Buurnida! (Daraasad)

Daraasad cusub ayaa sheegaysa in caruurta wakhti badan ku qaata qalabka teknoolajiyadda ay yihiin kuwa ugu nugul khatarta buurnida xad dhaafka ah. Koox ka tirsan...

Yaa Caqli Badan .. Eeyda & Bisadaha (Daraasad)

Saynisyahanno ka tirsan jaamacadda Vanderbilt ee dalka Mareykanka ayaa sameeyay cilmibaaris ku saabsan is barbardhigga cidda caqliga badan labada xaywaan ee Eeyga iyo Bisadda. Natiijadda...

Dowladda Belgium oo Joojisay Mashaariic ay Ku maalgelinayso Iskuulaadka Falastiin

Dowladda Belgium ayaa qorsheyneysa iney joojiso maalgelinta labo mashruuc oo ay ku dhisayso dugisyo deegaanka Falastiin kad dib markii ay u muuqatay in dugsigu...

Ma Caraysan Tahay? Cunnooyin Dareenkaaga Wanaajin Kara

Marnaba ma kugu soo dhacday in xaaladda dareenkaaga ay xiriir la leedahay nooca cunnooyinka aad qaadato. Daraasaado dhowr ah oo la sameeyay ayaa lagu...

Maxaa Kugu Dhacaya Marka aad Akhriso Waxyaabaha aad Facebook Ku Aragto lana Falgeli Weydo?

Maamulka shirkadda Facebook ayaa qirtay in dadka barta adeegsada ay dareen aan wanaagsaneyn ka dhaxlaan oo saameyn taban ku yeesha noloshooda. Qofka in muddo ah...

Buug La Magac baxay ‘Abyan’ oo Lagu Soo Bandhigay Hargeysa

Magaalada Hargeysa waxaa ka qabsoontay munaasabad si wanaagsan loosoo agaasimayay oo lagu soo bandhigay buug la magac baxay Abyan oo si wanaagsan loogu dhiirigelinayo...

Maxay Tahay Sababta Ay Saacadaha Yurub u Dib Dhaceen 6 Daqiiqo?

  Markaad shaqada ka dib dhacdo, intaad shaqada kasoo gaareyso waxaad raadinaysaa cudur-daar ku habboon ee aad madaxa shaqaalaha kaga baxsan karto. Laakiin, dadka Yurub oo...

Daraasad: Dhibaatada Shaahu u Leeyahay Hooyada “Uurka” Leh

Daraasad cusub oo dhawaan soo baxday ayaa daaha ka rogtay cabitaanka 3 koob oo shaaha ee maalintii in hooyada uurka leh ay ku kordhiso...

Maktabadda Guud ee Cadaado oo Si Rasmi Ah Loo Hirgeliyay (Sawirro)

Maktabaddii ugu horreysay ee ay yeelato degmada Cadaado ayaa xafiiska arrimaha Bulshada ee senator Abshir, Guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...