Falcelinta Dunida ee Go’aankii Mareykanka ee Qudus

Go’aankii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda Isra’il, ayaa waxa uu kiciyey falcelinno caro leh oo ka yimid dunida Islaamka iyo Caalamka...

Cilmibaayaal Ogaaday Astaamaha Lagu Garto Qofka Arbiciinka Ku Jira ee Ajashiisu Soo Dhawaatay

Saynisyahanno Ingiriiska ayaa ogaaday in hoos u dhaca cadaadiska dhiigga dadka da'da ah ay calaamad u tahay in qofka geeridiisii ay soo dhawaatay. Daraasad lagu...

Dumarka 4-Bilood Ayay Ku Qaadataa Iney Xushaan Labiskooda Shaqada!

Daraasad cusub ayaa daaha ka rogtay in dumarka ay dhexdhexaad ahaan ku qaataan 4 bilood ka fakarka Dhaka ay ku labisanayaan xilliga shaqo aadista. Daraasaddan...

Gabar Soomaaliyeed oo Dooneysa Iney Naqshadeynta Dharka Heer Caalami Ka Gaarto

Gabdhaha naqshadeeya dharka dumarka waa kuwo ku yar Soomaaliya waxaana suuragal ah in gobollo badan oo dalka kamid ah aanan laga helaynin gabdho xirfaddan...

Cirbixiyeen Daaha Ka Ragay iftiinka Kacbada ee Marka Hawada Sare La Joogo

Ciribixiyeen Mareykan ah oo la yiraahdo Rondy Bresnik ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay sawir cajiib ah oo uu si shakhsi ah u qaaday xilli...

Obama oo Kaga Adkaaday Trump Dhanka Twitter-ka Ugu Shacbiyadda Badan 2017

Saddex Tweets oo uu sameeyay madaxweynihii hore ee Mareykanka Obama ayaa kaalmo isku dhaw ka galay tweets-ka sanadka ugu shacbiyadda badan ee dhanka barta...

“Meeraha Geerida” oo 325 sanadka Xidigaha ah U Jira Dhulka

Hay'adda cirbixiyeennada Mareykanka ee "NASA", ayaa sheegtay iney heleen meere dahsoon oo dhulka ka fog 325sano iftiin, waxayna meerahan cusub u bixiyeen "Meeraha geerida". Sida...

Cilmigu Muxuu Ka Yiri “Jacaylka Aragtida Koowaad”

In badan oo dadyowga dunida ka tirsan ayaa aaminsan inuu jiro "Jacaylka aragtida Koowaad", halka culumada cilmi nafsugu ay ku tilmaamayaan dareen soo jiidasho...

Ragga oo Kaliya.. Bidaarta iyo Cirrada oo Da’yaraan Kaaga Soo Baxaa Khatartan Caafimaad Ayay...

Daraasad cusub oo ay sameeyeen dhakhaatiir Yurub ah ayaa laga soo saaray natiijo ah in ragga bidaarta yeesha ama cirradu kasoo baxdo 40 jirkooda...

Daraasad Cusub: Cimiladu Iyadaa Go’aamisa Farxadda aadanaha

Daraasad cusub ayaa sheegaysa in cimiladu ay si wayn u saameyso niyadda dadka iyadoo meelwalba meesha ay ka kulushahay ay dadkeedu ka farxad iyo...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...