Xabbad Laga Maqlay Barxadda Masaajidka Nebiga ee Magaalada Madiina al-Munawara

Nin ayaa xabbad ka riday barxadda Masaajidka Nebiga (N.N.K.H) ee Magaalada Midiina al-Munawara, gudaha Sucuudiga, arrintaas oo keentay in ciidanka ammaanka ay soo farageliyaan,...

Trump oo Ammaan Ballaaran u Soo Jeediyay Buugga “Waalida Siyaasadda”.. Sirtuna Waa Tan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ammaan ballaaran u soo jeediyay buug wata cinwaanka "Waalida Siyaasadda", waxa uu bartiisa twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku...

Cilmiga Psychology-ga oo Kuu Xulaya Saaxiibka Aad Ku Kalsoonaan Karto Goobta Shaqada

Xilli cilmi-baarisyo badan ay ka hadleen Behaviors(dhaqanka) kalsoonida abuura gudaha goobta shaqada, ayaa hadana daraasado kooban ay ku guuleysteen iney kor istaagaan oo si...

Ninka Ugu Taajirsan Adduunka “Jeff Bezos” oo 2-bilyan oo Dolar Ugu Deeqay Dadka Derbi...

Jeff Bezos billioneirka iska leh Shirkadda Amazon isla markaana ah ninka ugu taajirsan adduunka, ayaa ku dhawaaqay inuu 2 bilyan oo doolar uu ku...

Daawo.. “Naas-nuug” Mucjiso Ah.. Waa Hal-sano Jir Sidii Xirfadlayaasha u Dabbaalaneysa

Muuqaal layaab badan ayaa mujiinaya ilbiqisiyo aan la rumeysan karin, canug yar oo sanad jir ah oo soo bandhigeysa xirfadaheeda dabbaasha, iyadoo si aad...

Muuqaal.. Duufaanta Florence oo Argagax Ku Abuurtay Quluubta Dad Badan

Gabar weriye ah oo u shaqeysa telefishinka "The Weather Chanel", ayaa soo bandhigtay cawaaqibta ka dhaalan karta duufaanta Florence, waxey ku muujisay muuqaal ka...

Macallimad Hal-cambuur Ku Shaqo Tageysay Muddo 100-maalmood Ah!.. Macnahay Muhiimka ah Ayay Ku Bareysay...

Macallimad Mareykan ah ayaa si ku-talagal ah u labisneyd cambuur kaliya muddo100 maalmood oo xiriir ah, si ay ulajeeddo goonni ah u gaarto. Macallimaddan oo...

Yaa Ka Dambeeyay Dabargo’a Shimbirii Waaweynaa ee Dunida Ku Noolaa?

Khubarada Saynisku waxey ka shaki san yihiin in aadanihii hore ay kaalin ku lahaayeen dabargo'a shimbrihii waaweynaa ee dunida ku noolaa kumanaan sano ka...

Muuqaal… Caalimad Caan Ah oo Iyadoo Si Toos Ah Barnaamij Looga Daawanayo Geeriyootay

Waxaa geeriyootay Professor Rita Jitendra iyadoo si toos ah hawada looga daawanayo barnaamij "Subax Wanaagsan" oo ay marti ku ahayd oo ka socday telefishin...

Gabar Faransiis Ah oo Nafteeda Guursatay!… Waxey Ka Sheekaynaysaa Sababtii Ku Kaalliftay iney Go’aankaa...

Gabar faransiis ah oo la yiraahdo Laëtitia Nguyen ayaa go'aansatay iney nafteeda guursato, xafladna ay ku dhigato jasiiradda riyadeeda Santorini ee ku taalla gudaha...

Latest article

Dhacdo Ugub Ah.. Ardayad Fasal Gudihii Lagu Dhex Dilay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho fasal gudihii lagu dhex dilay ardayd dhiganeysay jaamaacadda Soomaaliya faraceeda Baar Ubax. Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay gudaha fasalka...

Cudur “Halis” Ah oo Soo Gabagabeeyay Nolosha Madaxweynihii Vietnam

Madaxweynihii Vietnam Trần Đại Quang, ayaa Subaxnimadan Jimcaha ah u geeriyooday cudur khatar ah, iyadoo da'diisu ay sii caga-gaceynayso 61 sano jir, waa sida...

Maxey Ka Wadahadleen Wasiir Goodax Iyo Hay’adaha Taageera Waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi kulamo kula qaatay xubno kala duwa oo ka...